{"id":419855,"date":"2020-06-07T11:19:51","date_gmt":"2020-06-07T08:19:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419855"},"modified":"2020-06-07T14:48:35","modified_gmt":"2020-06-07T11:48:35","slug":"qasaaraha-maleeshiyaadka-al-shabaab-lagu-gaarsiiyay-dagaal-kadhacay-degaanka-abaal-oo-hoosyimaado-degmada-xudur-oo-kordhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qasaaraha-maleeshiyaadka-al-shabaab-lagu-gaarsiiyay-dagaal-kadhacay-degaanka-abaal-oo-hoosyimaado-degmada-xudur-oo-kordhay\/","title":{"rendered":"Faahfaahin ka soo baxeysa khasaare Maleeshiyaadka Al-Shabaab Loogu Geystay dagaal ka Gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xubno ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu laayay oo ka dhacay degaanka Abaal oo 20 KM dhanka koonfureed kaxiga degmada Xudur ee gobolka bakool.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa inoo sheegay Ciidamadda in ay dileen 37-maleeshiyaad argagixissada Al-Shabab ah iyo 3-horjooge kuwaasi oo uu kamid yahay horjoogihii uqaabilsanaa argagixisada degmada xudur iyo nawaaxigeed.<\/p>\n<p>Dagaalka \u00a0looga dilay \u00a0horjoogayaashani iyo maleeshiyaadkii lasocday ayaa waxaa laga galay guutada 9-aad qeybta 60-aad XDS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xubno ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu laayay oo ka dhacay degaanka Abaal oo 20 KM dhanka koonfureed kaxiga degmada Xudur ee gobolka bakool. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa inoo sheegay Ciidamadda in ay dileen 37-maleeshiyaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419718,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419855","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419855"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419865,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419855\/revisions\/419865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}