{"id":419818,"date":"2020-06-06T15:12:01","date_gmt":"2020-06-06T12:12:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419818"},"modified":"2020-06-06T15:36:15","modified_gmt":"2020-06-06T12:36:15","slug":"madaxweyne-farmaajo-furay-kalfadhiga-7-aad-labada-aqal-ee-baarlamanka-ayaa-sheegay-doorashada-in-ay-ku-dhicidoonto-xili-la-qorsheeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-furay-kalfadhiga-7-aad-labada-aqal-ee-baarlamanka-ayaa-sheegay-doorashada-in-ay-ku-dhicidoonto-xili-la-qorsheeyay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo furay kalfadhiga 7-aad labada \u00a0aqal ee Baarlamanka ayaa sheegay doorashada in ay ku dhicidoonto xili la qorsheeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa \u00a0goordhaw furay kalfadhiga 7-aad labada \u00a0aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweeyne Farmaajo oo \u00a0ka jeediyay qudbadiisi dastuuriga aheyd furitaanka \u00a0kalfadhiga 7-aad labada \u00a0aqal ayaa ka hadlay horumarka ay sameysay dowlada sadaxi sano iyo barki la soo dhaafay sidda \u00a0dhaqaalaha, amniga, caafimaadka, waxbarashadda, diyaarinta doorashooyinka<\/p>\n<p>Madaxweyne Soomaaliya \u00a0oo ka hadlayay doorashada la filay in ay ka dhacdo dalka ayaa yiri \u2019waxaa ummadda Soomaaliyeed horteeda mar kale ka cadaynayaa inay iga go&#8221;an tahay in doorashadu ay habkii loogu talagalay iyo wakhtigii loo qorsheeyay ay \u00a0ku dhacdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa \u00a0goordhaw furay kalfadhiga 7-aad labada \u00a0aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya. Madaxweeyne Farmaajo oo \u00a0ka jeediyay qudbadiisi dastuuriga aheyd furitaanka \u00a0kalfadhiga 7-aad labada \u00a0aqal ayaa ka hadlay horumarka ay sameysay dowlada sadaxi sano iyo barki la soo dhaafay sidda \u00a0dhaqaalaha, amniga, caafimaadka, waxbarashadda, diyaarinta doorashooyinka Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419798,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419818","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419818"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419832,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419818\/revisions\/419832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}