{"id":419812,"date":"2020-06-06T12:33:49","date_gmt":"2020-06-06T09:33:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419812"},"modified":"2020-06-06T12:35:54","modified_gmt":"2020-06-06T09:35:54","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-al-shabab-kala-wareegay-deegaanka-abaal-ee-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-al-shabab-kala-wareegay-deegaanka-abaal-ee-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Ciidanka  xoogga dalka oo Al-Shabab \u00a0kala wareegay deegaanka Abaal ee gobolka Bakool."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Ciidamada Xoogga dalka ee jooga\u00a0 gobolka Bakool gaar ahaan guutada 9-aad ayaa maanta la wareegay gacan ku heeynta deegaanka Abaal oo qayaastii 20km dhanka koofur kaga\u00a0 beegan Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Dagaal saacado qaatay oo argagaxisada Al-shabaab Al-qaacida iyo ciidamada xoogga ku dhexmaray duleedka\u00a0 deegaanka Abaal ayaa sababay in araxda laga jibiyo maleshiyada qooleysatada \u00a0ah ee Al-shabab.<\/p>\n<p>Saraakiisha hogaamineysay howlgalkaan maanta lagula wareegey deegaankaas \u00a0ayaa sheegey in ay jiraan khasaaro dhimasho iyo dhaawac \u00a0leh oo loo geeytay\u00a0 maleeshiayada deegaanka laga saaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)-Ciidamada Xoogga dalka ee jooga\u00a0 gobolka Bakool gaar ahaan guutada 9-aad ayaa maanta la wareegay gacan ku heeynta deegaanka Abaal oo qayaastii 20km dhanka koofur kaga\u00a0 beegan Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Dagaal saacado qaatay oo argagaxisada Al-shabaab Al-qaacida iyo ciidamada xoogga ku dhexmaray duleedka\u00a0 deegaanka Abaal ayaa sababay in araxda laga jibiyo maleshiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419813,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419812","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419812"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419816,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419812\/revisions\/419816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}