{"id":419788,"date":"2020-06-04T18:37:38","date_gmt":"2020-06-04T15:37:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419788"},"modified":"2020-06-04T18:37:38","modified_gmt":"2020-06-04T15:37:38","slug":"wasaaradda-caafimaadka-dalka-oo-diiwaan-gelisay-xaalado-cusub-oo-covid-19-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-dalka-oo-diiwaan-gelisay-xaalado-cusub-oo-covid-19-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Diiwaan Gelisay Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay <strong>58<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19. Waxaa cudurka ka bogsooday\u00a0<strong>12<\/strong>\u00a0qof, mana jirto qof u dhintay cudurka oo ay Wasaaraddu sheegtay.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in\u00a0<strong>49<\/strong>\u00a0kamid ah bukaannada la xaqiijiyay ay rag yihiin halka\u00a0<strong>9<\/strong>-ka kale ay yihiin haween.<\/p>\n<p><strong>32<\/strong>\u00a0ka mid ah bukaannada cusub waxaa laga diiwaan geliyay Gobalka Banaadir, Hirshabeelle\u00a0<strong>11<\/strong>, Somaliland,\u00a0<strong>8<\/strong>\u00a0\u00a0Galmudug\u00a0<strong>3<\/strong>, Puntland\u00a0<strong>2<\/strong>, Koonfur Galbeed\u00a0<strong>1<\/strong>\u00a0iyo Jubbaland\u00a0<strong>1<\/strong>\u00a0qof.<\/p>\n<p>Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay\u00a0<strong>2,204<\/strong>\u00a0waxaa bogsootay guud ahaan\u00a0<strong>418<\/strong>\u00a0ruux. Halka\u00a0<strong>79<\/strong>\u00a0ruux oo kale ay u geeriyoodeen cudurka.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa ugu baaqday mawaadiniinta Soomaaliyeed guud ahaan inay qaataan talooyinka caafimaad iyo wacyi gelinta looga digayo qatarta cudurka, qaybta uga aadanna ay ka qaataan dadaallada ka hor tagga iyo xakeynta Feyruska Karoona.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419789\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/COVID-19-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/COVID-19-2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/COVID-19-2-300x148.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/COVID-19-2-768x380.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/COVID-19-2-1024x506.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 58\u00a0xaalado cusub oo COVID-19. Waxaa cudurka ka bogsooday\u00a012\u00a0qof, mana jirto qof u dhintay cudurka oo ay Wasaaraddu sheegtay. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418833,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419788","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419788"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419790,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419788\/revisions\/419790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}