{"id":419739,"date":"2020-06-03T12:15:08","date_gmt":"2020-06-03T09:15:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419739"},"modified":"2020-06-03T12:15:08","modified_gmt":"2020-06-03T09:15:08","slug":"wasiirka-warfaafinta-galmudug-oo-u-kuurgalay-kaalinta-warbaahinta-madaxa-bannan-ay-ka-qaadaneyso-wacyi-galinta-xanuunka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-galmudug-oo-u-kuurgalay-kaalinta-warbaahinta-madaxa-bannan-ay-ka-qaadaneyso-wacyi-galinta-xanuunka-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta  Galmudug  oo u kuurgalay  kaalinta warbaahinta  madaxa- bannan ay ka qaadaneyso wacyi-galinta  xanuunka Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowlad gobaleedka Galmudug Axmed shire Falagle oo ay wehliyeen\u00a0\u00a0 howlwadeeno Ka tirsan\u00a0 wasaaradda ayaa kormeeray qaar Ka mid\u00a0 ah xarumaha warbaahinta ka howl gasha magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuur galida howlaha warbaahineed iyo kaalinta ay xiligaan ay ka qaadaneyso wacyi galinada la xariira xanuunka karoona fayris ayaa intii uu wasiirku ku guda jiray waxa uu warbixino ka dhageystay qaar kamid ah Agaasimayaasha iyo howl wadeenada idaacadaha uu booqday kuwaas oo sheegay in ay wadaan barnaamijyo la xariira ka hortagga iyo faafitaanka Covid -19.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed shire falagle ayaa boggaadiyay howlaha shaqo ay bulshada u hayaan warbaahinta Gobalka, gaar ahaan kaalinta xilligaan ay ka qaadanayaan wacyi galinta bulshada iyo xoojinta nidaamka dowladnimo ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowlad gobaleedka Galmudug Axmed shire Falagle oo ay wehliyeen\u00a0\u00a0 howlwadeeno Ka tirsan\u00a0 wasaaradda ayaa kormeeray qaar Ka mid\u00a0 ah xarumaha warbaahinta ka howl gasha magaalada Gaalkacyo. Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuur galida howlaha warbaahineed iyo kaalinta ay xiligaan ay ka qaadaneyso wacyi galinada la xariira xanuunka karoona fayris [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419740,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419739","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419741,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419739\/revisions\/419741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}