{"id":419666,"date":"2020-06-01T11:50:47","date_gmt":"2020-06-01T08:50:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419666"},"modified":"2020-06-01T11:50:47","modified_gmt":"2020-06-01T08:50:47","slug":"dadka-lagu-arkayo-caalamadaha-caronavirus-oo-kusoo-badanayo-magaalooyinka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-lagu-arkayo-caalamadaha-caronavirus-oo-kusoo-badanayo-magaalooyinka-galmudug\/","title":{"rendered":"Dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus oo kusoo badanayo Magaalooyinka Galmudug."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\u00a0<i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i> <span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONA0-Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo laga qaaday dad lagu arkay caalamadaha caabuqa COVID19 ayaa wasaarada caafimaadka Galmudug shalay galinkii danbe u dirtay magaalada Muqdisho si baaritaano loogu soo sameeyo.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Isku duwaha wasaarada caafimaadka Galmudug Gobalka Mudug Cabdi Maxamuud Xirsi ayaa sheegay in ay sii kordhayaan xaaladaha dadka la xaqiijiyay in ay qabaan caabuqa karoona Isagoona xusay ilaa iyo hadda in tirada guud ay gaareeyso 15 ruux.<\/p>\n<p>Sidoo kale isku duwaha ayaa sheegay in ay dad badan da\u2019doodu ay aad uweyn tahay ay maalmihii u danbeeyay ay ku geeriyoodeen Gobolka inkastoo aan la xaqiijin karin in ay sababsadeen cudurka caronavirus.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Muqdisho:(SONA0-Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo laga qaaday dad lagu arkay caalamadaha caabuqa COVID19 ayaa wasaarada caafimaadka Galmudug shalay galinkii danbe u dirtay magaalada Muqdisho si baaritaano loogu soo sameeyo. Isku duwaha wasaarada caafimaadka Galmudug Gobalka Mudug Cabdi Maxamuud Xirsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417110,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419666","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419667,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419666\/revisions\/419667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}