{"id":419614,"date":"2020-05-31T10:45:40","date_gmt":"2020-05-31T07:45:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419614"},"modified":"2020-05-31T10:45:40","modified_gmt":"2020-05-31T07:45:40","slug":"dowladda-oo-gargaar-caafimaad-oo-dheeri-ah-gaarsiineysa-gobollada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-gargaar-caafimaad-oo-dheeri-ah-gaarsiineysa-gobollada-dalka\/","title":{"rendered":"Dowladda oo Gargaar Caafimaad oo dheeri ah gaarsiineysa Gobollada Dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\u00a0<i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i> <span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta safmarka Covid-19 oo xalay uu guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go\u2019aamiyay in gargaar caafimaad oo dheeraad ah la gaarsiiyo gobollada dalka.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Shirka oo ay ka qeyb galeen xubnaha guddiga ayaa leysla qiray muhiimada ay u leedahay shacabka ku nool gobollada dalka in la gaarsiiyo adeeg caafimaad oo dheeri ah si loo badbaadiyo dadka uu cudurku soo ridanayo loona xakameeyo faafidda Covid-19 oo culeys badan ku haaya gobollada.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan gelisay xakameynta cudurka Coronavirus tan iyo markii uu dalka soo gaaray, iyadoo dhammaan gobollada dalka la gaarsiiyay adeeg caafimaad, wacyigelin joogta ahna laga billaabay si bulshada loo badbaadiyo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Muqdisho:(SONNA)-Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta safmarka Covid-19 oo xalay uu guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go\u2019aamiyay in gargaar caafimaad oo dheeraad ah la gaarsiiyo gobollada dalka. Shirka oo ay ka qeyb galeen xubnaha guddiga ayaa leysla qiray muhiimada ay u leedahay shacabka ku nool gobollada dalka in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419614","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419616,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419614\/revisions\/419616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}