{"id":419576,"date":"2020-05-30T11:45:30","date_gmt":"2020-05-30T08:45:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419576"},"modified":"2020-05-30T13:16:52","modified_gmt":"2020-05-30T10:16:52","slug":"police-ka-kenya-oo-dilay-nin-looga-shakisana-shabaabnimo-iyo-laba-carruurtiisa-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/police-ka-kenya-oo-dilay-nin-looga-shakisana-shabaabnimo-iyo-laba-carruurtiisa-ah\/","title":{"rendered":"Boliiska Kenya oo dilay nin looga shakisana Shabaabnimo iyo laba carruurtiisa ah"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 16px;\">Nairobi(SONNA)-Ciidanka Police-ka Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganayey halka afar kale oo ay ku jirta xaaskiisa dhaawac ku soo gaaraay hawl-gal gurigiisa lagu qaaday xalay, kaasi oo ku yaala deegaanka Kwale oo dhaw Mombasa.<\/span><\/p>\n<p>War-gayska Daily Nation ee ka soo baxa dalkaasi ayaa sheegay in ninkan lagu magacabi jiray Maxamed Mapenzi uuna la dagaalamay Police-ka ka hor inta aysan khaarijin isaga.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama ay saraakiisha ciidanka isu diyaarinayey in ay u dhacaan guriga laga shakisanaha, waxa uu durbadiiba furay albaabka waxa uuna soo tuuray garneel(hub) taasi mid kamida dhaawac ka soo gaaray\u201d, Sidaas waxa lagu yiri warbixinta Police-ka oo ay aragtay Jariirada.<\/p>\n<p>Warkan waxa uu intaasi ku darayaa in 3-dex carruur iyo hooyadood oo dhaawaca la dhigay cusbitaal.<\/p>\n<p>Dilka ninkan lagu tuhunsanaa kooxda argagixisada Al-Shabaab ayaa imaanaya bil kadib markii ay sidan oo kale laba nin oo loogu shakiyey Al-Shabaab-nimo lagu dilay deegaanka Kwale iyo Likoni oo dhanka xeebta dalkaasi dhaca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA)-Ciidanka Police-ka Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganayey halka afar kale oo ay ku jirta xaaskiisa dhaawac ku soo gaaraay hawl-gal gurigiisa lagu qaaday xalay, kaasi oo ku yaala deegaanka Kwale oo dhaw Mombasa. War-gayska Daily Nation ee ka soo baxa dalkaasi ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419577,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419576","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419576"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419579,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419576\/revisions\/419579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}