{"id":419477,"date":"2020-05-28T11:57:17","date_gmt":"2020-05-28T08:57:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419477"},"modified":"2020-05-28T11:57:17","modified_gmt":"2020-05-28T08:57:17","slug":"dowlada-somalia-oo-ka-hadashay-goaanka-icj-ee-dib-u-dhigista-dacwadda-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlada-somalia-oo-ka-hadashay-goaanka-icj-ee-dib-u-dhigista-dacwadda-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo ka hadashay go\u2019aanka ICJ ee dib u dhigista dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Dowlada federaalka Somalia ayaa ka hadashay go\u2019aanka ka soo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ee ku saabsaneyd in mar kale dib loo dhigay dacwadii badda ee Somalia kala dhaxeysay Kenya,taas oo loo balansanaa bisha soo soo socota ee Juun.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, oo hoggaaminaya guddiga dacwadda u qaabilsan dowladda Federaalka ayaa go\u2019aanka Maxkamada ku tilmaamay wax lala yaabo oo ka fog xaqiiqada.<\/p>\n<p>\u201cMar walba Soomaaliya dalabkeedu wuxuu ahaa inaan dib u dhigis kale lagu sameynin dacwadda laakiin hadda waxaan ku khasban nahay inaan ku qanacno go\u2019aanka maxkamadda\u201d ayuu yiri RW ku xigeenka Somalia.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay si weyn uga biyo diidaneyd dib u dhigista dacwadda oo kenya ay ku guuleysatay mar kale.<\/p>\n<p>Xanuunka Covid-19 ayaa qeyb ka ah go\u2019aanka dib u dhigista dacwadda badda ,inkastoo codsi ka yimid Kenya dartiis marar badan uu dib u dhac ku yimid kiiskaasi horyaalla Maxakamadda ICJ.<\/p>\n<p>15-ka bisha March ee sanadka dambe ayaa si rasmi ah loo billaabi doonaa dacwaddan, sida ay maxkamaddu caddeysay,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Dowlada federaalka Somalia ayaa ka hadashay go\u2019aanka ka soo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ee ku saabsaneyd in mar kale dib loo dhigay dacwadii badda ee Somalia kala dhaxeysay Kenya,taas oo loo balansanaa bisha soo soo socota ee Juun. Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, oo hoggaaminaya guddiga dacwadda u qaabilsan dowladda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419478,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419477","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419479,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419477\/revisions\/419479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}