{"id":419461,"date":"2020-05-28T09:58:26","date_gmt":"2020-05-28T06:58:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419461"},"modified":"2020-05-28T12:55:09","modified_gmt":"2020-05-28T09:55:09","slug":"wasaarada-amniga-galmudug-oo-mamnuucday-ka-ganacsiga-isticmaalka-maandooriyaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaarada-amniga-galmudug-oo-mamnuucday-ka-ganacsiga-isticmaalka-maandooriyaasha\/","title":{"rendered":"Wasaarada Amniga Galmudug oo \u00a0mamnuucday ka ganacsiga &#038; isticmaalka maandooriyaasha"},"content":{"rendered":"<p>Galkacyo (SONNA) Wasiirka Amniga Gudaha eee Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maamulku uu mamnuucay ka ganacsiga yo isticmaalka waxyaabaha dooriya ama baddala maskaxda ee loo yaqaanno khamrada iyo xashiishka.<\/p>\n<p>&#8220;Dawlad goboleedka Galmudug waxa uu si adag ula dirirayaa maandooriyaha iyo kuwa isticmaala ,arintaasina waa mid lagu ilaalinaayo \u00a0caafimaadka Bulshada iyo nabadgalyada ayuu yiri&#8221; wasiirka \u00a0oo xilligaasi ka hadlaayey kormeer ay ku sameyeen baraha oontarool ee ay ka wareejiyeen maleesho beeleedyada.<br \/>\nDadaaladaan ay wadaan dowlad goboleedkaGalmudug ayaa qayb ka ah qorshahayaasha lagu sugayo amniga galmudug waxaan lagu guuleystay in maleeshiyaadka \u00a0laga saaro baraha kaantarool ee magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galkacyo (SONNA) Wasiirka Amniga Gudaha eee Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maamulku uu mamnuucay ka ganacsiga yo isticmaalka waxyaabaha dooriya ama baddala maskaxda ee loo yaqaanno khamrada iyo xashiishka. &#8220;Dawlad goboleedka Galmudug waxa uu si adag ula dirirayaa maandooriyaha iyo kuwa isticmaala ,arintaasina waa mid lagu ilaalinaayo \u00a0caafimaadka Bulshada iyo nabadgalyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419462,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419461","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419461"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419481,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419461\/revisions\/419481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}