{"id":419402,"date":"2020-05-27T09:32:31","date_gmt":"2020-05-27T06:32:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419402"},"modified":"2020-05-27T09:32:31","modified_gmt":"2020-05-27T06:32:31","slug":"dowladda-oo-gurmad-u-fidineysa-deegaannada-ay-ka-jiraan-xaaladaha-biniaadanimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-gurmad-u-fidineysa-deegaannada-ay-ka-jiraan-xaaladaha-biniaadanimo\/","title":{"rendered":"Dowladda oo gurmad u fidineysa deegaannada ay ka jiraan xaaladaha bini\u2019aadanimo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir ka dhacay Magaalada Muqdisho oo looga hadlay wax u qabashada deegaannada ay ka jiraan xaaladaha daran ee xagga bini\u2019aadanimada.<\/p>\n<p>Shirkaasi oo ay isugu yimaadeen guddiga Qaran ee xakameynta Covid-19,waxaa kaloo ka \u00a0qeyb galay Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor),kaas oo ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Galmudug iyo saameynta Covid-19.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ahaa mid muhiim ah waxaa lagu go\u2019aamiyay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo deegaannada ay xaaladaha daran ka jiraan oo Galmudug ay kamid tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir ka dhacay Magaalada Muqdisho oo looga hadlay wax u qabashada deegaannada ay ka jiraan xaaladaha daran ee xagga bini\u2019aadanimada. Shirkaasi oo ay isugu yimaadeen guddiga Qaran ee xakameynta Covid-19,waxaa kaloo ka \u00a0qeyb galay Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor),kaas oo ka warbixiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419123,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419402","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419403,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419402\/revisions\/419403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}