{"id":419388,"date":"2020-05-26T19:13:22","date_gmt":"2020-05-26T16:13:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419388"},"modified":"2020-05-26T19:13:22","modified_gmt":"2020-05-26T16:13:22","slug":"hoos-u-dhac-ku-yimid-tirada-kiisaska-covid-19-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hoos-u-dhac-ku-yimid-tirada-kiisaska-covid-19-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Hoos u dhac ku yimid tirada kiisaska Covid-19 ee Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwan geliyay 22-kiis oo cudurka Covid-19 ah.<\/p>\n<p>War kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in 14 kiis laga helay Somaliland,Gobolka Banaadir 5, Jubbaland 1-qof, Koofur galbeed 1-qof, iyo Hirshabeelle oo 1 ruux laga helay taasoo caddeyneysa in gobolka Banaadir tirade cudurka uu soo ridanayo ay hoos u dhacday halka uu kusii fidayo gobolada dalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa xustay in 18 ruux ay ka bogsatay cudurka 1 ruuxna uu u geeriyooday.<\/p>\n<p>Tirada guud ee kiisaska cudurka ayaa gaartay 1,711(kun toddobo boqol iyo kow iyo toban), waxaa ka bogsaday 253 (laba boqol konton iyo saddex) halka ay u geeriyoodeen 67 ruux.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwan geliyay 22-kiis oo cudurka Covid-19 ah. War kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in 14 kiis laga helay Somaliland,Gobolka Banaadir 5, Jubbaland 1-qof, Koofur galbeed 1-qof, iyo Hirshabeelle oo 1 ruux laga helay taasoo caddeyneysa in gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419247,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419388","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419388"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419389,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419388\/revisions\/419389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}