{"id":419346,"date":"2020-05-26T15:11:19","date_gmt":"2020-05-26T12:11:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419346"},"modified":"2020-05-26T15:11:19","modified_gmt":"2020-05-26T12:11:19","slug":"gudoomiyaha-gabolka-banaadir-oo-ku-baxay-xalinta-dagaal-ka-dhacday-xaafada-cara-guduud-ee-degmada-deyniile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-gabolka-banaadir-oo-ku-baxay-xalinta-dagaal-ka-dhacday-xaafada-cara-guduud-ee-degmada-deyniile\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gabolka Banaadir oo ku baxay xalinta  dagaal  ka dhacday Xaafada Cara-Guduud ee degmada Deyniile."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa mantaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo ka dhacday Xaafada Cara-Guduud ee degmada Deyniile.<br \/>\nShaqaaqadaas oo dagaal fool foolka ah isku badashay waxay u dhexeysey Ciidamada Degmada Deyniile iyo dabley hubeysan oo ay Maamulka degmadu ku sheegeen in ay dhul-boob samayeen<br \/>\nDuqa Magaalada Muqdisho oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa kormeeray goobta uu ka dhacay dagaalka, waxa uuna sheegay in si deg deg ah loola xisaabtami doono cidkasta oo ku xad gudubta sharciga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa mantaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo ka dhacday Xaafada Cara-Guduud ee degmada Deyniile. Shaqaaqadaas oo dagaal fool foolka ah isku badashay waxay u dhexeysey Ciidamada Degmada Deyniile iyo dabley hubeysan oo ay Maamulka degmadu ku sheegeen in ay dhul-boob samayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419347,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419346","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419348,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419346\/revisions\/419348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}