{"id":419332,"date":"2020-05-26T13:29:57","date_gmt":"2020-05-26T10:29:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419332"},"modified":"2020-05-26T13:29:57","modified_gmt":"2020-05-26T10:29:57","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-weerar-ku-qaaday-saldhig-maleeyshiyada-al-shabaab-ay-ku-leeyihiin-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-weerar-ku-qaaday-saldhig-maleeyshiyada-al-shabaab-ay-ku-leeyihiin-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo weerar ku qaaday saldhig maleeyshiyada  Al-Shabaab ay ku leeyihiin gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada \u00a0Al-Shabaab\u00a0 ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Gaashaanle dhexe Maxamuud Xassan Ibraahim taliyaha guutada 22\u2019aad ee qaybta 27\u2019aad oo oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in weerarka ay ku dileen xubno ka tirsan maleeyshiyada Al-Shabaab, islamarkaana ay bartilmaameedsadeen saldhigyadooda.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in 7 xubnood ay weerarka ku dileen, islamarkaana gaadiid iyo hub ay ka carareen maleeshiyada argagixsada ah Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada \u00a0Al-Shabaab\u00a0 ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Gaashaanle dhexe Maxamuud Xassan Ibraahim taliyaha guutada 22\u2019aad ee qaybta 27\u2019aad oo oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in weerarka ay ku dileen xubno ka tirsan maleeyshiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419333,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419332","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419334,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419332\/revisions\/419334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}