{"id":419322,"date":"2020-05-26T10:33:57","date_gmt":"2020-05-26T07:33:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419322"},"modified":"2020-05-26T10:54:52","modified_gmt":"2020-05-26T07:54:52","slug":"kulan-diiradda-lagu-saaray-kordhinta-xarumaha-sheybaarka-qaranka-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-diiradda-lagu-saaray-kordhinta-xarumaha-sheybaarka-qaranka-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Kulan diiradda lagu saaray kordhinta  xarumaha sheybaarka Qaranka  oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho: (SONNA)-Shirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka Covid 19 oo W\/wasaare Xasan Cali Kheeyre\u00a0 guddoomiyay\u00a0 ayaa diiradda lagu saaray sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka Qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka.<\/p>\n<p>Intiisa badan waxaa shirkaan diirada lagu saaray hal qodob oo ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka.<\/p>\n<p>\u201cShirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka COVID19 oo uu Ra\u2019iisul Waaaare Hassan Ali Khairere guddoomiyay caawa ayaa diiradda lagu saaray sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka Qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka.\u201d ayaa lagu qoraal ka soo baxay xafiiska Khayre.<\/p>\n<p>Sidoo kale xubnaha guddiga la tacaalida Coronavirus ayaa soo jeediyey in deg-deg howshaas loo guda galo, si adeegyada sheybaarka loo gaarsiiyo meel badan oo dalka ah.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada uu fara ba\u2019an ku hayo cudurka safmarka ah ee Covid-19 ee saameeyey caalamka, waxaana saacadihii ugu dambeeyey dalka laga diiwaan-geliyey illaa 95 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha ka dhigeysa 1,689 ruux.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho: (SONNA)-Shirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka Covid 19 oo W\/wasaare Xasan Cali Kheeyre\u00a0 guddoomiyay\u00a0 ayaa diiradda lagu saaray sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka Qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka. Intiisa badan waxaa shirkaan diirada lagu saaray hal qodob oo ahaa sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419324,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419322","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419323,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419322\/revisions\/419323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}