{"id":419317,"date":"2020-05-26T10:01:54","date_gmt":"2020-05-26T07:01:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419317"},"modified":"2020-05-26T10:09:55","modified_gmt":"2020-05-26T07:09:55","slug":"kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-furmaya-bisha-june","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-furmaya-bisha-june\/","title":{"rendered":"\u00a0Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo furmaya Bisha June"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddiga Joogtada iyo guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa kulan la xiriiray sii ambaqaadidda howlaha shaqo ee horyaalla 2-da Aqal ku yeeshay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo u dhacay si habsami leh, waxaa la isku raacay in kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka uu bilowdo 6-da bisha soo socota ee June.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa sidoo kale lagu go\u2019aamiyay in Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey ay 27-ka bisha June hor timdo baarlamaanka, si warbixin ku saabsan halka ay marayaan dhameystirka doorashooyinka \u00a0looga dhageysto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddiga Joogtada iyo guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa kulan la xiriiray sii ambaqaadidda howlaha shaqo ee horyaalla 2-da Aqal ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo u dhacay si habsami leh, waxaa la isku raacay in kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka uu bilowdo 6-da bisha soo socota ee June. Kulankaasi ayaa sidoo kale lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419320,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419317","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419319,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419317\/revisions\/419319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}