{"id":419280,"date":"2020-05-23T11:36:04","date_gmt":"2020-05-23T08:36:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419280"},"modified":"2020-05-23T11:36:04","modified_gmt":"2020-05-23T08:36:04","slug":"guddoonka-baarlamaanka-oo-shacabka-soomaaliya-ugu-hambalyeeyey-munaasbadda-ciidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-baarlamaanka-oo-shacabka-soomaaliya-ugu-hambalyeeyey-munaasbadda-ciidda\/","title":{"rendered":"Guddoonka Baarlamaanka oo shacabka Soomaaliya ugu hambalyeeyey munaasbadda ciidda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Guddoomiyeyaasha labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya\u00a0 ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda ciidul Fidriga,iyagoo\u00a0 u rajeeyay dembi dhaaf iyo caafimaad.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya oo ka hadlay munaasabadda ciidda ayaa shacabka Soomaaliyeed u rejeeyey in alle uu dembi dhaaf siiyo,acmaashoodina uu ka aqbalo.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha golaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed la qeybsaday hambalyada ciidda,wuxuuna alle uga baryay bash bash iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay iscaawiyaan,islamarkaana ka wada shaqeeyaan horumarkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Guddoomiyeyaasha labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya\u00a0 ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda ciidul Fidriga,iyagoo\u00a0 u rajeeyay dembi dhaaf iyo caafimaad. Mudane Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya oo ka hadlay munaasabadda ciidda ayaa shacabka Soomaaliyeed u rejeeyey in alle uu dembi dhaaf siiyo,acmaashoodina uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419280","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419282,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419280\/revisions\/419282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}