{"id":419255,"date":"2020-05-22T09:56:48","date_gmt":"2020-05-22T06:56:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419255"},"modified":"2020-05-22T10:02:12","modified_gmt":"2020-05-22T07:02:12","slug":"guddiga-qaran-ee-ka-hortagga-covid-19-oo-ka-hadlay-hoos-u-dhac-ka-muuqda-faafidda-cudurkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-qaran-ee-ka-hortagga-covid-19-oo-ka-hadlay-hoos-u-dhac-ka-muuqda-faafidda-cudurkaasi\/","title":{"rendered":"Guddiga qaran ee ka hortagga Covid-19 oo ka hadlay hoos u dhac ka muuqda faafidda cudurkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Kulanka ay yeesheen guddiga qaran ee ka hortaga cudurka covid-19 oo ahaa \u00a0qaab muuqaal ah oo loo adeegsaday Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeyn\u00a0 ku saabsan saameynta uu dalka ku yeeshay safmarka Covid19 iyo hoos u dhaca ka muuqda heerka faafidda cudurkaasi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka jogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19, kaas oo looga hadlo arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare \u00a0Khayre ayaa Guddiga ka hortagga faray dar dargelinta howlaha looga hortagayo faafitaanka dalka ee Cudurka Coronavirus iyo fatahaadaha ka jira meelo kamid ah dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay waxaa la dareemayay inuu bilaawday hoos u dhac ku imaanaya tirade dadka uu soo rito cudurka gaar ahaan gobolka Banaadir waxaana wali jira dadaalo lagu xakameynaya halista uu leeyahay covid-19 iyadoo guud ahaan dalka lasyka kaashanayo sidii dalka looga ciribtiri lahaa.<\/p>\n<p>Guud ahaan tirada uu soo ritay cudurkaan Karoona ayaa gaartay\u00a0<strong>1,594 halka 204<\/strong>\u00a0ay ka bogsoodeen markii lala tacaalay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Kulanka ay yeesheen guddiga qaran ee ka hortaga cudurka covid-19 oo ahaa \u00a0qaab muuqaal ah oo loo adeegsaday Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray qiimeyn\u00a0 ku saabsan saameynta uu dalka ku yeeshay safmarka Covid19 iyo hoos u dhaca ka muuqda heerka faafidda cudurkaasi. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419256,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419255","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419255","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419255"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419259,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419255\/revisions\/419259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}