{"id":419211,"date":"2020-05-20T19:56:53","date_gmt":"2020-05-20T16:56:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419211"},"modified":"2020-05-20T19:56:53","modified_gmt":"2020-05-20T16:56:53","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-agaasimaha-hab-maamuuska-madaxtooyada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-agaasimaha-hab-maamuuska-madaxtooyada-qaranka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Yuusuf Xasan Salan in uu noqdo Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<p>Mudane Yuusuf waxa uu hore u ahaa Agaasime ku Xigeenka Hab-maamuuska Madaxtooyada, taas oo dhaxalsiisay in uu kasbado khibrad shaqo oo xoog leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Yuusuf Xasan Salan in uu noqdo Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka. Mudane Yuusuf waxa uu hore u ahaa Agaasime ku Xigeenka Hab-maamuuska Madaxtooyada, taas oo dhaxalsiisay in uu kasbado khibrad shaqo oo xoog leh.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419212,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419211","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419213,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419211\/revisions\/419213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}