{"id":419191,"date":"2020-05-20T17:17:59","date_gmt":"2020-05-20T14:17:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419191"},"modified":"2020-05-20T17:17:59","modified_gmt":"2020-05-20T14:17:59","slug":"wasaaradda-awqaafta-oo-daah-furtay-wajigii-2-aad-ee-wacyigalinta-diimeedka-ka-hortaga-covid-19sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-awqaafta-oo-daah-furtay-wajigii-2-aad-ee-wacyigalinta-diimeedka-ka-hortaga-covid-19sawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow ayaa daah furay wajigii 2-aad ee wacyigalin diimeedka ka hortaga cudurka karoonaa feyruska waxaana iska kaashanaya xafiiska Ra.isulwasaaraha dalka Maamulka gobolka banaadir iyo Wasaarada awqaafta oo hormuud u ah.<\/p>\n<p>Wasaarada awqaafta ee Soomaaliya ayaana soo bandhigtay book ka hadlayo sida loo aasayo qofka udhinta cudurkaan covid 19 iyo sidoo kale codbaahiyaal loo qeybin doonaan masaajida ku yaalla caasimada iyo agabyo kale oo qeyb ka qaadanaya ololahan wacyigalinta sida uu sharaxayo Agaasimaha guud ee Wasaarada awqaafa Cumar faaruuq.<\/p>\n<p>\u201cWaa muhiim in aan tababarno dad ka shaqeeya aaska dadka u dhinta cudurka Covid-19 maadaama loo baahanyahay in la barto habka ugu macquulsan ee looga fijignaan karo faafitaankiisa lana aaso dadka u geeriyooda\u201dsidaas ayuu yir agaasime Cumar Faaruq.<\/p>\n<p>Sheekh cabdul jabaar oo ku hadlayay afka culumada iyo kooshin Cabdi xaashi oo ka socday Xafiiska Ra.isulwasaaraha dalka ayaa ku booriyay in lagu baraaruga fariimaha dowladda iyo bahda caafimaadka ee looga hortagayo cudurkaan qatarta ee Covid-19.<\/p>\n<p>\u201cDadweynaha waxaa looga baahanyahay inay qaataan fariimaha wacyigalinta ee lagu xakameynayo cudurkaan caalamka aafeeyay ee Karoonaa waxaana sidoo kale aan bogaadineynaa dadaalka wasaaradda\u201dayay yiraahdeen ka qeyb-galayaasha<\/p>\n<p>Wasiirka ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow \u00a0ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay xooga saarayaan wacyigalinta bulshada iyadoo loo maraya waxa ay diinta ka qabto sida loo wajahayo ka horataga cudurkaaan Karoona.<\/p>\n<p>\u201cBuugaan waxaa ugu talagalnay in dhammaan macluumka looga hortagi karo aan ugu bandhigna bulshada Soomaaliyeed waxaana gaarsiin doonaan dhammaan masaajida ku yaalla caasimada si dadka ugu baraarujino qatarta uu leeyahay cudurka Covid-19 ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Awqaafta Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow<\/p>\n<p>Dhanaca kale waxa ay codbaahiyaal oo ay ku jiraan sameecado iyo mikroofano iyo sidoo kale maaska afka lagu xerto ay gaarsiiyeen masjidka al-imaam ee degmada Waaberi\u00a0 gobolka Banaadir waxaana dhammaan la geyn doonaan masaajida caasimada si dadka looga wacyigalinyo qatarta uu leeyahay cudurkaan safmarka ah ee Karoona Feyruska.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419192\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0860.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0860.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0860-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0860-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0860-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419193\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0862.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0862.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0862-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0862-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0862-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419194\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0865.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0865.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0865-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0865-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0865-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419195\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0867.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0867.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0867-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0867-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0867-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419196\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0868.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0868.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0868-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0868-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0868-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419197\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0871.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0871.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0871-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0871-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0871-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419198\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0905.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0905.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0905-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0905-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0905-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419199\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0919.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0919.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0919-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0919-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0919-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-419200\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0922.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0922.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0922-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0922-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_0922-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow ayaa daah furay wajigii 2-aad ee wacyigalin diimeedka ka hortaga cudurka karoonaa feyruska waxaana iska kaashanaya xafiiska Ra.isulwasaaraha dalka Maamulka gobolka banaadir iyo Wasaarada awqaafta oo hormuud u ah. Wasaarada awqaafta ee Soomaaliya ayaana soo bandhigtay book ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419200,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419191","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419201,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419191\/revisions\/419201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}