{"id":419163,"date":"2020-05-20T09:32:05","date_gmt":"2020-05-20T06:32:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419163"},"modified":"2020-05-20T09:33:27","modified_gmt":"2020-05-20T06:33:27","slug":"r-wasaare-khayre-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlayay-saameynta-dhaqaale-ee-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlayay-saameynta-dhaqaale-ee-covid-19\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlay saameynta dhaqaale ee COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19 oo ah mid joogto ah.<\/p>\n<p>Shirka ayaa lagu falanqeeyay saameynta dhaqaale ee safmarka fayriska Karoona iyo tillaabooyinka lagu xakameynayo ay ku yeesheen shirkadaha ka shaqeeya duulimaadyada dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa guddiga ku ammaanay shaqada ay shacbka Soomaaliyeed u hayaan, isagoo ku boggaadiyay in ay sii laba laabaan wacyigelinta si cudurka Karoona looga hortago dhibaatada uu bulshada ku hayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19 oo ah mid joogto ah. Shirka ayaa lagu falanqeeyay saameynta dhaqaale ee safmarka fayriska Karoona iyo tillaabooyinka lagu xakameynayo ay ku yeesheen shirkadaha ka shaqeeya duulimaadyada dalka. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa guddiga ku ammaanay shaqada ay shacbka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419123,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419163","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419163"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419166,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419163\/revisions\/419166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}