{"id":419159,"date":"2020-05-19T19:41:17","date_gmt":"2020-05-19T16:41:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419159"},"modified":"2020-05-19T19:41:17","modified_gmt":"2020-05-19T16:41:17","slug":"ururrada-haweenka-oo-ka-shiray-xoojinta-wada-shaqeynta-ka-dhexeysa-iyo-horumarka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururrada-haweenka-oo-ka-shiray-xoojinta-wada-shaqeynta-ka-dhexeysa-iyo-horumarka-dalka\/","title":{"rendered":"Ururrada Haweenka oo ka shiray xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa iyo horumarka dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shirkaan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa looga hadlay qorshaha istaraatiijiyadda ay ku shqaaqeyn doonan shanta sano ee soo socoto Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed iyo Ururrada Haweenka ee dowladda goboleedyada Dalka\u00a0 ayaa\u00a0 maanta lagu soo gabagabeeyay magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday Ururrada Haweenka dowladda goboleedyada\u00a0 iyo\u00a0 xubno ka tiran Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed .<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed Batuulo Sheikh\u00a0 Axmed Gaballe \u00a0ayaa sheegtay in haweenku ay isku raaceen xoojinta iyo wada shaqeyta dhexdooda ah iyo sidii ay uga qeybqaadan lahaayeen horumarka dalka.<\/p>\n<p>Dajinta qorshaha Istaraatiijiyadda shaqo ee shanta sano ee soocoto ay ku shaqeyn doonan Ururka Haweenka Qaranka iyo Ururrada Haweenka dowlada goboleedyada ayaa muhiim u ah wada shaqynta ka dhaxayso iyo howlaha adag ee horyaala Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shirkaan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa looga hadlay qorshaha istaraatiijiyadda ay ku shqaaqeyn doonan shanta sano ee soo socoto Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed iyo Ururrada Haweenka ee dowladda goboleedyada Dalka\u00a0 ayaa\u00a0 maanta lagu soo gabagabeeyay magaaladda Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday Ururrada Haweenka dowladda goboleedyada\u00a0 iyo\u00a0 xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419160,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419159","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419159"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419161,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419159\/revisions\/419161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}