{"id":419154,"date":"2020-05-19T19:37:37","date_gmt":"2020-05-19T16:37:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419154"},"modified":"2020-05-19T19:37:37","modified_gmt":"2020-05-19T16:37:37","slug":"senator-cabdi-qeybdiid-iyo-masuuliyiin-la-socotay-oo-ku-guuleystay-daminta-colaad-ka-bilaabatay-deegaan-hoostaga-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/senator-cabdi-qeybdiid-iyo-masuuliyiin-la-socotay-oo-ku-guuleystay-daminta-colaad-ka-bilaabatay-deegaan-hoostaga-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Senator Cabdi Qeybdiid iyo mas\u2019uuliyiin la socotay oo ku guuleystay daminta colaad ka bilaabatay deegaan hoostaga Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid isla markaana ay qeyb ka yihiin maamulka Gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo ayaa gaaray Degaanka Taarroge oo dhanka galbeed uga aadan magaalada Gaalkacyo, qiyaastii u jira 9km oo saakay ay ku dagaalameen maleeshiyaad Hubeysan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaan ayaa ku guuleystay hakinta Dagaalkaan, waxaana la soo sheegayaa inay dib u kala rareen ciidamadii dirirtu u dhexaysayay<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta maantay ku baxay kala celinta maleeshiyaadka Dagaalamaya ayaa maalmahaan waday dib u heshiisiin looga samayn lahaa degaankaasi oo colaadiisu taagnayd todobaadyadaan.<\/p>\n<p><strong>W\/D: Baashi Cali Xaashi\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid isla markaana ay qeyb ka yihiin maamulka Gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo ayaa gaaray Degaanka Taarroge oo dhanka galbeed uga aadan magaalada Gaalkacyo, qiyaastii u jira 9km oo saakay ay ku dagaalameen maleeshiyaad Hubeysan. Mas\u2019uuliyiintaan ayaa ku guuleystay hakinta Dagaalkaan, waxaana la soo sheegayaa inay dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419157,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419154","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419154\/revisions\/419158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}