{"id":419142,"date":"2020-05-19T15:40:58","date_gmt":"2020-05-19T12:40:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419142"},"modified":"2020-05-19T15:40:58","modified_gmt":"2020-05-19T12:40:58","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-kormeer-ku-tagay-dugsiga-tababarka-har-qaboobe-ee-degmada-guri-ceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-kormeer-ku-tagay-dugsiga-tababarka-har-qaboobe-ee-degmada-guri-ceel\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeer ku tagay Dugsiga tababarka  Har-qaboobe ee degmada Guri-ceel"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta komeer ku tagay ciidamo tababar uu uga socday dugsiga tababarka ee Har-qaboobe ee degmada Guriceel kuwaasi oo loo tababarayo dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisa Al-shaab .<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa warbixin ku saabsansan xaaladahooda ka dhageysay saraakiisha dugsiga,waxaana ka mid ahaa taliyaha qeybta 21-aad Generaalka Qooje ,Taliye ku xigeenka qeybta iyo taliyaha dugsiga ee Har-qaboobe iyagoo tilmaamay in lagu guuleystay kasoo gudbida marxalado adag oo ciidankaan lagu diyaarinayay sidoo kale sheegay in haatan ay diyaar uyihiin qabshada waajibkaadka la saaray ee dalka.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka \u00a0xoogga Generaal\u00a0 Odawaa Yuusuf Raage ayaa ciidamada Dugsiga ku jira iyo saraakiishoodaba Ku amaaney dhabar adeega ay muujiyeen xiliga dheer ee tababarku socdey waxa uuna balan qaadey in loo dhameystirayo agabkooda si looga faa\u2019iideesto Aqoontooda Ciidan iyo waalibaadka ka saaran ilaalinta dalka \u00a0iyo u adeegida shacabkooda .<\/p>\n<p>\u201cDhammaan hogaanada,saraakiisha iyo guud ahaan ciidanka ku jiraan xeradaan Har-qaboobe waxaan leeyahay waxaad muujisay karti iyo awood sidaa daraadeed waxaan balan qaadeynaa inaan idin qalabeyn doono si aan cadawga ummadda aan uga dulqaadno\u201dAyuu yiri taliyaha Ciidanka Xoogga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta komeer ku tagay ciidamo tababar uu uga socday dugsiga tababarka ee Har-qaboobe ee degmada Guriceel kuwaasi oo loo tababarayo dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisa Al-shaab . Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa warbixin ku saabsansan xaaladahooda ka dhageysay saraakiisha dugsiga,waxaana ka mid ahaa taliyaha qeybta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419144,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419142","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419145,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419142\/revisions\/419145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}