{"id":419122,"date":"2020-05-19T11:40:39","date_gmt":"2020-05-19T08:40:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419122"},"modified":"2020-05-19T12:17:59","modified_gmt":"2020-05-19T09:17:59","slug":"guddiga-ka-hortagga-covid-19-oo-shir-ka-yeeshay-dabaal-dega-ciidul-fidriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-ka-hortagga-covid-19-oo-shir-ka-yeeshay-dabaal-dega-ciidul-fidriga\/","title":{"rendered":"Guddiga ka hortagga Covid-19 oo ka shiray dabbaal-degga Ciidul Fidriga"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 13.95pt; background: white; margin: 0in 0in 13.95pt 0in;\"><span style=\"font-size: 8.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Muqdisho(SONNA)Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo habeen weliba la qabto ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga oo maalmaha soo socda fooda inagu soo heysa.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.95pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 13.95pt 0in;\"><span style=\"font-size: 8.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Shirka oo ahaa mid muuqaalka tooska ah (Video Conference) ayaa waxaa guddoomiyey Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, iyadoona ay ka goobjoog ahaa wasiirada caafimaadka, arrimaha Diinta, tala-bixiyaha Covid-19, Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) iyo xubno kale oo muhiim ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.95pt; background: white; margin: 0in 0in 13.95pt 0in;\"><span style=\"font-size: 8.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Intii uu socday shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray sida ay dadka ugu daamaashi karaan maalmaha Ciida goobaha lagu la isugu tago, kuwa lagu ooggo salaadda Ciidda, iyada oo la qaadayo talaabooyinka caafimaadka ee looga hortagayo Covid-19.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.95pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 13.95pt 0in;\"><span style=\"font-size: 8.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Xubnaha ka qeyb-galay shirka ayaa falanqeeyey qorshaha la soo bandhigay, si ay bulshada ugu dabaal-degaan munaasabadda Ciidul Fidriga.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 13.95pt; background: white; margin: 0in 0in 13.95pt 0in;\"><span style=\"font-size: 8.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Dowladda federaalka ayaa wada qorshayaal guud oo lagula dagaalamayo xanuunka oo haatan fara ba\u2019an ku haya Soomaaliya, kaas oo asalkiisa ka soo bilowday Shiinaha.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo habeen weliba la qabto ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga oo maalmaha soo socda fooda inagu soo heysa. Shirka oo ahaa mid muuqaalka tooska ah (Video Conference) ayaa waxaa guddoomiyey Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, iyadoona ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419123,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419122"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419122\/revisions\/419129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}