{"id":419116,"date":"2020-05-19T10:36:02","date_gmt":"2020-05-19T07:36:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419116"},"modified":"2020-05-19T12:25:16","modified_gmt":"2020-05-19T09:25:16","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-sameeyay-deegaano-ka-tirsan-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-sameeyay-deegaano-ka-tirsan-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgal ka sameeyay deegaanno ka tirsan Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa\u00a0 Danab ayaa xalay Howlgal qorshaysan \u00a0waxa ay ka sameeyeen deegaanka Wargalo oo hoostaga Degmo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Howl-galkaan waxaa ciidamadu ay ku qaadeen gooba looga shakiyay inay ku dhamaaleystaan maleeshiyaadka Al-shabaab .Waxaana gacanta lagu dhigay hal nin, ka dib markii loo galay guri uu ka degenaa deegaanka .<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay hal askari oo ka tiran Ciidamada Danab ayaa ku dhaawacmay howl-galka waxaana ganacta lagu dhigay mid ka mid ah kooxihii bartilmaameedka u ahaa Ciidamada.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa hore howl-gallo uga sameeyay deegaano badan oo hoostaga Degmada Hobyo kuwaasi oo ay ku dhuumaaleysanyeen kooxaha Argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa\u00a0 Danab ayaa xalay Howlgal qorshaysan \u00a0waxa ay ka sameeyeen deegaanka Wargalo oo hoostaga Degmo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug. Howl-galkaan waxaa ciidamadu ay ku qaadeen gooba looga shakiyay inay ku dhamaaleystaan maleeshiyaadka Al-shabaab .Waxaana gacanta lagu dhigay hal nin, ka dib markii loo galay guri uu ka degenaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419132,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419116","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419116"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419119,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419116\/revisions\/419119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}