{"id":419085,"date":"2020-05-18T14:48:02","date_gmt":"2020-05-18T11:48:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419085"},"modified":"2020-05-18T14:48:02","modified_gmt":"2020-05-18T11:48:02","slug":"xukumadda-soomaaliya-oo-qalab-looga-hortago-covid-19-geysay-buuhoodle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xukumadda-soomaaliya-oo-qalab-looga-hortago-covid-19-geysay-buuhoodle\/","title":{"rendered":"Xukumadda Soomaaliya oo qalab looga hortago Covid-19 geysay Buuhoodle"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan warsame iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa agab Caafimaadka oo looga hortaga Cudurka Safmareenka ah ee Covid-19 gaarsiiyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.<\/p>\n<p>Wasiirka oo garoonka diyaaradaha\u00a0 magaalada Buuhoodle Maamulka iyo qeybo ka mid ah, ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen in qiimeyn ay ku sameeyaan xaaladaha Caafimaadka deegaanka iyo iyo Arrimo kale.<\/p>\n<p>Wafdigaasi ayaa saaka ambabaxay garoonka Aadan cade ee magaalada Muqdisho waxa,waxayna halkaasi geeyeen qalab caafimaad oo qeyb ka ah dadaalka loogu jiro ka hortagga cudurka Covid 19,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan warsame iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa agab Caafimaadka oo looga hortaga Cudurka Safmareenka ah ee Covid-19 gaarsiiyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer. Wasiirka oo garoonka diyaaradaha\u00a0 magaalada Buuhoodle Maamulka iyo qeybo ka mid ah, ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen in qiimeyn ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":419086,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419085","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419087,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419085\/revisions\/419087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}