{"id":419025,"date":"2020-05-17T13:42:14","date_gmt":"2020-05-17T10:42:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419025"},"modified":"2020-05-17T14:37:42","modified_gmt":"2020-05-17T11:37:42","slug":"qarax-lagu-dilay-gudoomiyihii-gobolka-mudug-ee-puntiland-oo-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qarax-lagu-dilay-gudoomiyihii-gobolka-mudug-ee-puntiland-oo-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Qarax  lagu dilay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntiland oo ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Qarax ismiidaamin ah \u00a0ayaa goor dhaw\u00a0 lagu dilay Gudoomiyahi gobolka Mudug ee maamulka Puntland,\u00a0 Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur (Daba-kariix), xili uu ka soo baxay shir looga hadlayay amaanka magaalada Gaalkacyo oo ka dhacay xarunta gobolaka.<\/p>\n<p>Waxa uu warka intaasi ku darayaa in qaar kamida ilaalada gudoomiyaha iyo dad shacab ah ay wax ku noqdaan qaraxa oo ahaa\u00a0 mid ismiidaamin ah.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaana sheegatay mas&#8217;uuliyada weerarka.<\/p>\n<p>Dawladda Federal-ka Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerarkan argagixiso maanta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Qarax ismiidaamin ah \u00a0ayaa goor dhaw\u00a0 lagu dilay Gudoomiyahi gobolka Mudug ee maamulka Puntland,\u00a0 Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur (Daba-kariix), xili uu ka soo baxay shir looga hadlayay amaanka magaalada Gaalkacyo oo ka dhacay xarunta gobolaka. Waxa uu warka intaasi ku darayaa in qaar kamida ilaalada gudoomiyaha iyo dad shacab ah ay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419026,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419025","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419025"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419041,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419025\/revisions\/419041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}