{"id":419013,"date":"2020-05-17T12:51:46","date_gmt":"2020-05-17T09:51:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=419013"},"modified":"2020-05-17T13:06:51","modified_gmt":"2020-05-17T10:06:51","slug":"shirka-guddiga-qaran-ee-covid-19-oo-looga-hadlay-soo-celinta-muwaadiniinta-ku-xanibay-dalka-dibaddiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-guddiga-qaran-ee-covid-19-oo-looga-hadlay-soo-celinta-muwaadiniinta-ku-xanibay-dalka-dibaddiisa\/","title":{"rendered":"Shirka guddiga qaran ee Covid-19 oo looga hadlay soo celinta Muwaadiniinta ku xanibay dalka dibaddiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga ka hortagga COVID-19,kaasi oo \u00a0looga hadlay qoodbo dhowr ah.<\/p>\n<p>Waxyaabaha Shirka\u00a0 looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa dib u soo celinta dadka Soomaaliyeed ee ku xanniban dalka dibadiisa ,iyadoo la marayo habka caalamiga ah ee hubinta rakaabka loogana feejigan yahay Cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Shirkaan ayay Guddiga ka hortagga Cudurka COVID-19 \u00a0habeen habeen walba ku yeeshaan \u00a0habka muqaalka ah (vedio Conference) waxaana intabadan layskaga xogwareystaa waxybaaha kusoo kordhay xaaladihii ugu dambeeyay ee cudurkaan karoona iyo sidoo loo xakameyn lahaa<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaana ugu dambeyay Guddiga kula dardaarmay dardar gelinta howlaha ay bulshada u hayaan kana Shaqeeyaan sidii dadka Soomaaliyeed ee dibadda ku xiyiran dalka loogu soo celin lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga ka hortagga COVID-19,kaasi oo \u00a0looga hadlay qoodbo dhowr ah. Waxyaabaha Shirka\u00a0 looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa dib u soo celinta dadka Soomaaliyeed ee ku xanniban dalka dibadiisa ,iyadoo la marayo habka caalamiga ah ee hubinta rakaabka loogana feejigan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418700,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-419013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=419013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":419015,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/419013\/revisions\/419015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=419013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=419013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=419013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}