{"id":418966,"date":"2020-05-16T13:55:13","date_gmt":"2020-05-16T10:55:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418966"},"modified":"2020-05-16T14:02:12","modified_gmt":"2020-05-16T11:02:12","slug":"caalamka-oo-tartan-adag-ugu-jira-soo-saarista-tallaal-loga-hortaggayo-corona-virus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/caalamka-oo-tartan-adag-ugu-jira-soo-saarista-tallaal-loga-hortaggayo-corona-virus\/","title":{"rendered":"Caalamka oo tartan adag ugu jira\u00a0 soo saarista tallaal loga hortaggayo Corona Virus."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Caalamka ayaa tartan uga jira sidii lo soo saari laha tallaalka Corona Virus xilli \u00a0Mareykanka iyo Yurub laga filayo in ay ku guleeysan karaan soo saarista tallaalkan dhammaadka sanadkan.<\/p>\n<p>Midowga Yurub \u00a0ayaa dhawaan ku dhawaaqay in waddamada Yurub ay u fududeeyaan tallaabooyinka go\u2019doominta ee loga gol lahaa ka hortaga faafida Cudurka Corona Virus.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii sheegay in uu rajeynayo in dalkiisa uu noqon karo kan ugu horeeya ee ku guleeysta soo saarista \u00a0tallaal loga hortagaya Corona Virus dhamaadka sanadkan.<\/p>\n<p>Trump ayaa intaa ku daray in xukuumadiisa ay maalgashi ku sameyn doonaan \u00a0tallaalkan, isaga oo intaa raaciyay in la diwaan galiyay 14 tallaal oo suurtagalinkaro yareeynta xanuunka COVID 19.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha Mareykanka ayaa ku soo beegmaya xilli Sheybaaro oo caalami ah oo ku yaal wadamada Mareykanka, Yurub iyo Shiinaha ay tartan ugu jiraan soo saarista tallaal ka hortagaya Corona virus, kaasi oo dabayaaqadii sanadkii hore ka soo ifbaxay magaalada Wuhan ee Shiinaha kadibna ku sii faafay qeybo kala duwan oo Caalamka ah.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Daawooyinka Yurub ee \u201cEmma\u201d ayaa sheegtay in ay suura gal tahay in ay soo saraan tallaal xakameeyn karo cudurka \u2018Corona virus sanadka dambe.<\/p>\n<p>Emma ayaa tilmaamtay in ay ku howlantahay soo saarista tallaalka ka hortaga Covid 19,\u00a0 iyaga oo kaa shaneeysa 33 khubaro ah, isla markaana ay hay\u2019addu tijaabineyso qiyaastii 115 dawo oo suurtagalin karto in loga hortago faafida xanuunkan.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa ku dhawaaqay bandoow cusub oo afar maalmood soconaya kaasi oo ka dhaqan gali doona 15 gobol, waxayna tani ka mid tahay tallaabooyinka looga hortagayo faafitaanka fayraska Coruna, halka in ka badan 1700 xaaladood iyo 48 kale la diwaangeliyay gudaha dalkaasi saacadahii ugu danbeeyay.<\/p>\n<p>Dhanka kale wadamada Sacuudiga, Imaaraadka, Masar, Kuwait, Baxreyn iyo Aljeeriya ayaa laga soo sheegaya xaalada cusub oo isugu jira dhimasho iyo kuwa la ildaran xanuunkan, halka Tuniisiya ay diwaan gelisay kaliya seddex xaaladood oo cusub iyada oo aan maalamahii la soo dhaafay anan wax cudur ah halkaasi laga diiwangalinin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Caalamka ayaa tartan uga jira sidii lo soo saari laha tallaalka Corona Virus xilli \u00a0Mareykanka iyo Yurub laga filayo in ay ku guleeysan karaan soo saarista tallaalkan dhammaadka sanadkan. Midowga Yurub \u00a0ayaa dhawaan ku dhawaaqay in waddamada Yurub ay u fududeeyaan tallaabooyinka go\u2019doominta ee loga gol lahaa ka hortaga faafida Cudurka Corona Virus. Madaxweynaha Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418969,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418966","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418966"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418970,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418966\/revisions\/418970"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}