{"id":418962,"date":"2020-05-16T11:05:20","date_gmt":"2020-05-16T08:05:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418962"},"modified":"2020-05-16T11:05:20","modified_gmt":"2020-05-16T08:05:20","slug":"ciidanka-xoogga-oo-heshiis-dhex-dhigay-beelo-ku-dagaalamay-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-heshiis-dhex-dhigay-beelo-ku-dagaalamay-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo heshiis dhex dhigay beelo ku dagaalamay Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Mudug.(SONNA)&#8230; Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka General C\/Casiis C\/laahi Cabdi \u201cQooje\u201d ayaa\u00a0 sheegay in lagu guulestay heshiis hordhac ah oo\u00a0 la\u00a0 dhax dhigay beelo \u00a0ku dagaalamay deegaanka Laas-Gacameey oo 15-Km u jira Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha \u00a0ayaa sheegay in ay si buuxda ugu guuleysteen in la xaliyo Coladii ka taagneyd degaanka Laas-Gacameey, islamarkaana go\u2019aan lagu gaaray in ciddii \u00a0heshiiska baal marta tilaabo laga qaadi doono.<\/p>\n<p>Kulanka heshiisiinta oo socday muddo Lix cisho ,isla markaana ay ka qeybgaleen Odayaasha dhaqanka iyo madaxda Taliska Qaybta 21-aad\u00a0ee \u00a0Ciidanka Xoogga Dalka ,waxaa lagu\u00a0 go\u2019aamiyay\u00a0 in laga gudbo muranadii jiray ku waasi oo ragaadinaya nabada iyo horumarka degaanka \u00a0iyo howlgalada Ciidamadu ay ku doonaayeen \u00a0in ay ku wajahaan deegaanada Al-Shabaab ay ka joogaan Gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudug.(SONNA)&#8230; Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka General C\/Casiis C\/laahi Cabdi \u201cQooje\u201d ayaa\u00a0 sheegay in lagu guulestay heshiis hordhac ah oo\u00a0 la\u00a0 dhax dhigay beelo \u00a0ku dagaalamay deegaanka Laas-Gacameey oo 15-Km u jira Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug. Taliyaha \u00a0ayaa sheegay in ay si buuxda ugu guuleysteen in la xaliyo Coladii ka taagneyd degaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":418963,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418962","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418964,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418962\/revisions\/418964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}