{"id":418907,"date":"2020-05-14T17:23:25","date_gmt":"2020-05-14T14:23:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418907"},"modified":"2020-05-14T17:23:25","modified_gmt":"2020-05-14T14:23:25","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-iyo-taliye-ku-xigeenka-ciidanka-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-iyo-taliye-ku-xigeenka-ciidanka-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee May 14, 2020 ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada ee Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p><strong>Markuu arkay :<\/strong>\u00a0Dastuurka Dowlad Gpboleedka Puntland Qodobkiisa 80aad.<\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:<\/strong>\u00a0 Dadaalkooda iyo Kartidooda Ciidanimo oo ay muujiyeen.<\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey<\/strong>: Baahida loo qabo in isbedel lagu sameeyo Taliska Ciidanka.<\/p>\n<p><strong>Wuxuu xeeriyey:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Waxaa Gaashaanle Sare Cusmaan Cumar Maxamed loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada.<\/li>\n<li>Waxaa Gaashaanle Sare Cabdirisaaq Axmed Cali loo magacaabay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa Markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee May 14, 2020 ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada ee Puntland. Madaxweynaha Puntland. Markuu arkay :\u00a0Dastuurka Dowlad Gpboleedka Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu arkay:\u00a0 Dadaalkooda iyo Kartidooda Ciidanimo oo ay muujiyeen. Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in isbedel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418908,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418907","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418909,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418907\/revisions\/418909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}