{"id":418895,"date":"2020-05-14T08:46:11","date_gmt":"2020-05-14T05:46:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418895"},"modified":"2020-05-14T12:09:08","modified_gmt":"2020-05-14T09:09:08","slug":"r-wasaare-khayre-oo-shirguddoomiyey-kulan-la-xiriiray-xal-u-helidda-fatahaadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-shirguddoomiyey-kulan-la-xiriiray-xal-u-helidda-fatahaadaha\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Khayre oo shir guddoomiyay kulan la xiriiray xal u helidda fatahaadaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho,(SONNA)\u00a0<\/strong>&#8212;Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda,\u00a0Mudane Xasan Cali Kheyre <u>\u00a0<\/u>oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini\u2019aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah si looga hor tago in xaaladdu kasii darto.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa ka qeyb galay wakiillo ka socda dalalka iyo hay\u2019adaha deeqda bixiya iyo hay\u2019adaha fuliya oo ay ka mid ahaayeen Mareykanka, Jarmalka, Sweden, UK, Masar, Turkiga, Norway, Talyaaniga, EU, Amisom iyo Baniga Adduunka. Madaxweynaha HirShabeelle oo shrika qayb ka ahaa ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda hadda jirta iyo talooyin ku aaddan sidii xal waara loogu heli helaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay in dowladda oo dhexda ka dabaaleyna dhibaatada ka dhalatay Karoona ay hadana ay wajeheyso xaalad bini\u2019aaninimo oo ka dhalatay wabiga Shabeelle ee karkaarrada jabdaday, kaas oo baabi\u2019iyay dhul beereed, guryo dumiyay, ganacsiyadii waaweynaa saameeyay, kumannaan dad ahna barakiciyay. Daadadka Beledweyne waa kuwa soo laalabta, sanad kastana qasaare nafeed iyo mid hantiyadeed ayeyna geytaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in sanad kasta dadka Soomaaliyeed ay wajahaan dhibaatooyin lasii ogyahay, waxuuna ka qayb galayaasha shirka u sheegay in taageerada saaxiibada caalamku siiyaan Soomaaliya aan laga gaareyn ujeedadii horumarineed ee laga lahaa inta daadaka iyo maamulka biyaha xal waara loo helayo.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu go&#8217;aamiyay in xal waara loo helo dhibaatada fatahaadaha iyo abaaraha, lana sameeyo qorshe lagu maareynayo biyaha, In loo gurmado dadka ka barakacay fatahaadaha magaalada Beledweyne iyo tuulooyinka hoos taga Jowhar.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la bogaadiyay dadaalka ay sameeyeen Dawladda Federaalka iyo Dawlad-goboleedka HirShabeellee, kuwaas oo yareeyay khasaarihii uu inta badan sameyn jiray wabiga<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)\u00a0&#8212;Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda,\u00a0Mudane Xasan Cali Kheyre \u00a0oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini\u2019aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah si looga hor tago in xaaladdu kasii darto. Shirkan waxaa ka qeyb galay wakiillo ka socda dalalka iyo hay\u2019adaha deeqda bixiya iyo hay\u2019adaha fuliya oo ay ka mid ahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":418896,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418895","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418895"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418895\/revisions\/418899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}