{"id":418870,"date":"2020-05-13T18:56:20","date_gmt":"2020-05-13T15:56:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418870"},"modified":"2020-05-13T18:56:20","modified_gmt":"2020-05-13T15:56:20","slug":"dowladda-oo-qorsheyneysa-in-magaalooyinka-waaweyn-ee-dalka-laga-hir-geliyo-xaruma-dheeraad-ah-oo-dadka-looga-baaro-covid19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-qorsheyneysa-in-magaalooyinka-waaweyn-ee-dalka-laga-hir-geliyo-xaruma-dheeraad-ah-oo-dadka-looga-baaro-covid19\/","title":{"rendered":"Dowladda Oo Qorsheyneysa in Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Laga Hir-geliyo Xaruma Dheeraad Ah Oo Dadka Looga Baaro COVID19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay <strong>49<\/strong>\u00a0xaaladood oo COVID-19 ah,\u00a0<strong>4<\/strong>\u00a0bukaanna ay ka boqsoodeen xanuunka.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sidoo kale caddeysay inay jirin bukaanno cusub oo u geeriyooday ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir\u00a0<strong>26<\/strong>, Koonfur Galbeed\u00a0<strong>9<\/strong>, Puntiland\u00a0<strong>8<\/strong>\u00a0iyo Somaliland\u00a0<strong>6<\/strong>.<\/p>\n<p>Bukaannda cusub\u00a0<strong>38<\/strong>\u00a0ayaa rag ah\u00a0<strong>11<\/strong>-na waa haween.\u00a0<strong>1,219<\/strong>\u00a0xaaladood oo COVID-19 ah ayaa guud ahaan dalka laga diiwaan, Geeridu waxay mareysaa\u00a0<strong>52<\/strong>, waxaana guud ahaan ka bogsooday\u00a0<strong>130<\/strong>\u00a0ruux.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur, oo caddeysay in Feyruska Karoona uu dalka aad ugu fidayo, ayaa sheegay in la qorsheynayo in la badiyo baaritaanka bulshada ee COVID19, in maamul gobaleedyada dhan la gaarsiio qalab dheeraad ah oo qayb ka qaadanaya dadaallada xakameynta faafitaanka cudurka iyo in magaalooyinka waaweyn ee dalka laga hir-geliyo xaruma dheeraad ah oo dadka looga baarayo xanuunka COVID19<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49\u00a0xaaladood oo COVID-19 ah,\u00a04\u00a0bukaanna ay ka boqsoodeen xanuunka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sidoo kale caddeysay inay jirin bukaanno cusub oo u geeriyooday ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418870","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418872,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418870\/revisions\/418872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}