{"id":418856,"date":"2020-05-13T15:52:29","date_gmt":"2020-05-13T12:52:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418856"},"modified":"2020-05-14T15:52:35","modified_gmt":"2020-05-14T12:52:35","slug":"maxkamada-ciidanka-qalabka-sida-oo-xukunno-isku-jira-dil-iyo-xabsi-ciidanku-riday-afar-qof-oo-ku-eedeeysanaa-dilki-taliyihi-ciidanka-gorgor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamada-ciidanka-qalabka-sida-oo-xukunno-isku-jira-dil-iyo-xabsi-ciidanku-riday-afar-qof-oo-ku-eedeeysanaa-dilki-taliyihi-ciidanka-gorgor\/","title":{"rendered":"Maxkamada ciidanka qalabka sida oo xukunno isug jira dil iyo xabsi ku ridday 4 qof oo ku eedeeysanaa dilkii taliyihii ciidanka Gorgor"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Segoe UI Historic','sans-serif'; color: #050505; background: white;\">Muqdisho(SONNA<\/span><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">)-<\/span> Muqdisho(SONNA)-Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go\u2019aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa\u2019ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019.<\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\">Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma\u2019ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida gaashaanle sare Xasan Cali Nuur\u00a0 ayaaa sheegay in xukun dil toogasho lagu riday dable xoogga Xasan Shuute Cismaan iyo Dable Boolis Juule Gaabow Ibraahim oo ah qisaasta Maxaadeey Saleebaan iyo Askarigii illaalada u ahaa ee la socda, \u00a0halka labada kale lagu xukumay min 5 Sano oo xabi Ciidan ah.<\/p>\n<p>Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida\u00a0 ayaa go\u2019aamisay in dilka Taliyihii hore ee Gorgor uu ahaa mid ku tala gal ah, iyadoo la soo bandhigay afartii qori ee Ilaalada heysteen iyo fooqa rasaasta lagu dilay Marxuumka iyo caddeymo kale.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay ciddii aan ku qanacsaneyn xukunkaasi inay u furan tahay qaadashada Racfaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Muqdisho(SONNA)-Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go\u2019aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa\u2019ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma\u2019ida Ex Naasahablood 2 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418857,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418856","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418856"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418856\/revisions\/418905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}