{"id":418848,"date":"2020-05-13T14:26:16","date_gmt":"2020-05-13T11:26:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418848"},"modified":"2020-05-13T16:01:58","modified_gmt":"2020-05-13T13:01:58","slug":"soomaaliya-oo-soo-bandhigtay-xermooyinka-shidaalka-la-filayo-in-ugu-badnaan-lagu-soo-saaro-sideed-sano-gudahood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-soo-bandhigtay-xermooyinka-shidaalka-la-filayo-in-ugu-badnaan-lagu-soo-saaro-sideed-sano-gudahood\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo soo bandhigtay xermooyinka Shidaalka la filayo in ugu badnaan lagu soo saaro sideed sano gudahood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo wareysi siiyay Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in sharciga shidaalka uu yahay saldhiga bandhiga xermooyinka shidaalka.<\/p>\n<p>Tifaftiraha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdishakuur Cali Axmed oo wareystay ayaa warbixintan inooga diyaariyay, waxaana Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed uu Tilmaamay in Wasaaraddu ay soo bandhigtay ilaa todoba xermo oo shidaalka Soomaaliya oo tartankoodu bilaabanayo bisha Agoosto<\/p>\n<p>Soo saarista Shidaalka waxaa saldhig u ah sharciga Qaranka ee shidaalka hanaankii uu soo maray sharcigaasi oo Madaxweynuhu saxiixay ayaa Wasiirku u xusay in sharcigan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdirashiidiid waxa uu sheegay laba arimood oo kala ah dhismaha shirkad shidaalka iyo Hey\u2019adda Qaran ee shidaalku in ay muhiim u yihiin soo saarista shidaalka.<\/p>\n<p>Tartanka Shirkadaha doonaya iibsiga xermooyinka Shidaalka Soomaaliya ayaa bilaabaya bisha Agoosto ee sanadkan wuxuna socon doona ilaa Maarso 2021<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo wareysi siiyay Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in sharciga shidaalka uu yahay saldhiga bandhiga xermooyinka shidaalka. Tifaftiraha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdishakuur Cali Axmed oo wareystay ayaa warbixintan inooga diyaariyay, waxaana Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed uu Tilmaamay in Wasaaraddu ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418860,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418848","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418850,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418848\/revisions\/418850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}