{"id":418830,"date":"2020-05-12T19:43:46","date_gmt":"2020-05-12T16:43:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418830"},"modified":"2020-05-12T19:43:46","modified_gmt":"2020-05-12T16:43:46","slug":"81-xaalado-cusub-oo-covid-19-ah-oo-dalka-laga-diiwaan-geliyay-24-kii-saac-ee-ugu-dambeeyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/81-xaalado-cusub-oo-covid-19-ah-oo-dalka-laga-diiwaan-geliyay-24-kii-saac-ee-ugu-dambeeyay-sawirro\/","title":{"rendered":"81 Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah Oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac ee Ugu Dambeeyay \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay <strong>81<\/strong>\u00a0xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo.\u00a0<strong>5<\/strong>\u00a0ruux ayaa ka boqsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir\u00a0<strong>44<\/strong>\u00a0Jubaland\u00a0<strong>24<\/strong>\u00a0Puntiland\u00a0<strong>6<\/strong>\u00a0Somaliland\u00a0<strong>5<\/strong>\u00a0iyo Hirshabeelle\u00a0<strong>2<\/strong>.<\/p>\n<p>Bukaannda cusub\u00a0<strong>50<\/strong>\u00a0ayaa rag ah\u00a0<strong>31<\/strong>-na waa haween. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay\u00a0<strong>1,170,<\/strong>\u00a0Geeridu waxay mareysaa\u00a0<strong>52<\/strong>\u00a0, waxaana guud ahaan ka bogsooday\u00a0<strong>126<\/strong>\u00a0ruux.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur, oo caddeysay in cudurkaan oo dalka aad ugu fidayo, ay dhallinyaradu yihiin tirada ugu badan ee dadka uu soo ridanayo, waxeyna ugu baaqday dhallinyarada inay taxadar dheeraad ah sameeyaan oo ay cudurka ka ilaaliyaan qoysaskoodooda, naftooda iyo guud ahaan bulshada, si loo yareeyo faafitaankiisa iyo saameynta kale ee bulshada uu ku yeelanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418831\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dr-Fawsiya-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dr-Fawsiya-1.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dr-Fawsiya-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dr-Fawsiya-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dr-Fawsiya-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418832\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dr-Fuje.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dr-Fuje.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dr-Fuje-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dr-Fuje-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dr-Fuje-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418833\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Wasiirka-caafimaadka.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Wasiirka-caafimaadka.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Wasiirka-caafimaadka-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Wasiirka-caafimaadka-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Wasiirka-caafimaadka-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81\u00a0xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo.\u00a05\u00a0ruux ayaa ka boqsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418833,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418830","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418834,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418830\/revisions\/418834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}