{"id":418792,"date":"2020-05-12T12:19:21","date_gmt":"2020-05-12T09:19:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418792"},"modified":"2020-05-12T12:19:21","modified_gmt":"2020-05-12T09:19:21","slug":"dagaal-beeleed-ka-dhacay-gobolka-mudug-oo-laga-heshiiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dagaal-beeleed-ka-dhacay-gobolka-mudug-oo-laga-heshiiyay\/","title":{"rendered":"Dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Mudug oo laga heshiiyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Masuuliyinta Maamulada Galmudug, Puntland ,Waxgaradka Degaanka Iyo Talista Qaybta 21aad Ee Ciidanka Xooga ayaa kawada Qayb-qaatay \u00a0Heshiisiinta Beela wada-dega Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Heshiiskaan ayaa \u00a0horudhac u ah \u00a0dagaal muddooyinkaan dambe u dhaxeeyay beelo walaaalo ah oo wada-dego deegaan ka tirsan Gobolka Mudug ee Maamulada Galmudug iyo Puthland waxaana ugu dambeyn laga gaaray hishiis nabadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-Aad ayaa qeyb-ka ahaa dadaalada nabadeynta ee lagu hishiisiinayay dadka walaaala ah ee dirirtu ay dhaxmartay iyagoo halkaasi geeyay ciidan illaaliya nabadda .<\/p>\n<p>\u201c Labada dhinac waxaan ka codsanayaa inay nala qaataan illaalinta maalka ,Nafta iyo nabad-gelyada dadweynaha maxaa yeelay har iyo habeen waxaan u taaganahay inaan dadkeyna iyo dalkeyna aan u sheqeyno sidoo kale waxaan rabnaan inaysan soo laaban dhacdooyinkaan foosha xun ee ummaadeyna dhibaatooyinka ay kasoo gareen\u201d sidaas waxaa yiri Cabdicasiis \u00a0Cabdullahi Cabdi (Qooje) Taliyaha qeybta 21-Aad.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga dalka , Maamulada Puthland iyo Galmudug ayaa hore ugu guuleystay \u00a0inay hishiisyo ay \u00a0dhagax dhigaan dad walaalo ah oo wada-dego deegaano ka tirsan gobolka Galmudug ee Galmudug iyo Puthland kuwaa oo muddoyinkaa dagaalo ay ku dhaxmareen Gobolada dhexe ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Masuuliyinta Maamulada Galmudug, Puntland ,Waxgaradka Degaanka Iyo Talista Qaybta 21aad Ee Ciidanka Xooga ayaa kawada Qayb-qaatay \u00a0Heshiisiinta Beela wada-dega Gobolka Mudug. Heshiiskaan ayaa \u00a0horudhac u ah \u00a0dagaal muddooyinkaan dambe u dhaxeeyay beelo walaaalo ah oo wada-dego deegaan ka tirsan Gobolka Mudug ee Maamulada Galmudug iyo Puthland waxaana ugu dambeyn laga gaaray hishiis nabadeed. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418793,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418792","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418794,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418792\/revisions\/418794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}