{"id":418788,"date":"2020-05-12T12:11:26","date_gmt":"2020-05-12T09:11:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418788"},"modified":"2020-05-12T12:12:17","modified_gmt":"2020-05-12T09:12:17","slug":"maamulka-gobolka-oo-garab-istaagay-dadkii-ay-saameeyeen-roobaabki-ka-daay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-oo-garab-istaagay-dadkii-ay-saameeyeen-roobaabki-ka-daay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka oo garab istaagay dadkii ay saameeyeen roobaabki ka da\u2019ay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)\u00a0 oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenada gobolka Banaadir iyo xog\u2019hayaha guud ee maamulka gobolka ayaa booqday xaafadaha Ceel-Qalow , Xalane ee degmada Wadajir oo roobkii Gu\u2019a ee da\u2019ay ay sababeen \u00a0dhimashada 6-ruux oo iyo bur bur guryo ku yaalla xaafadahaasi.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Duqa magaalada Muqdisho iyo mas\u2019uuliyiinta kale ayaa si gaar ah ula kulmay qoysaskii ay wax yeelada ka soo gaareen roobkii da\u2019ay \u00a0waxa ayna kaga tacsiyadeeyeen dhibaatooyinka ka soo gaaray waxaana \u00a0u balan qaaday in maamulka gobolka Banaadir uu garab taagan yahay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Sidoo kale Guddoomiye Cumar (Filish) ayaa \u00a0lacag ah ku wareejiyay qoysaskii ay wax yeeladu soo gaareen daadadkii dhashay roobabkii da\u2019ay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar iyo ku xigeenadiisa goobaha ay tageen Waxaa ka mid ah waraha biyaha ee Degmada Boondheere ,Warta Siigaale ,isgooska fagax oo biyo buux dhaafiyeen iyo goobo kale oo ay biyaha fariisteen waxaana ay faleen waaxda nadaafada ee Dowladda Hoose inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga howl-gasho.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)\u00a0 oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenada gobolka Banaadir iyo xog\u2019hayaha guud ee maamulka gobolka ayaa booqday xaafadaha Ceel-Qalow , Xalane ee degmada Wadajir oo roobkii Gu\u2019a ee da\u2019ay ay sababeen \u00a0dhimashada 6-ruux oo iyo bur bur guryo ku yaalla xaafadahaasi. Duqa magaalada Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418789,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418788","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418788"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418791,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418788\/revisions\/418791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}