{"id":418757,"date":"2020-05-11T13:25:07","date_gmt":"2020-05-11T10:25:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418757"},"modified":"2020-05-11T13:25:07","modified_gmt":"2020-05-11T10:25:07","slug":"ciidanka-amaanka-puntland-oo-boosaaso-ku-qabtay-rag-oo-lagu-shakiyay-daacish-iyo-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-amaanka-puntland-oo-boosaaso-ku-qabtay-rag-oo-lagu-shakiyay-daacish-iyo-al-shabab\/","title":{"rendered":"Ciidanka amaanka Puntland oo Boosaaso ku qabtay rag oo lagu shakiyay Daacish iyo AL-shabab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho :(SONNA) -Ciidamada ammaanka \u00a0Puntland oo howlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ee \u00a0gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay illaa saddex nin oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka argagixasada Al-Shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa sheegay in raggaasi ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo shakiga laga in ay argagixso yihiin.<\/p>\n<p>saraakiisha ayaa intaasi ku daray inay sii wadi doonaan dhaqdhaqaaqyada looga hortagayo falalka amaan dari ee mararka qaar ka dhaca deegaanada Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho :(SONNA) -Ciidamada ammaanka \u00a0Puntland oo howlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ee \u00a0gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay illaa saddex nin oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka argagixasada Al-Shabaab iyo Daacish. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa sheegay in raggaasi ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo shakiga laga in ay argagixso yihiin. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418758,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418757","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418759,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418757\/revisions\/418759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}