{"id":418748,"date":"2020-05-11T09:36:01","date_gmt":"2020-05-11T06:36:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418748"},"modified":"2020-05-11T09:41:36","modified_gmt":"2020-05-11T06:41:36","slug":"al-shabab-oo-xoog-looga-soo-furtay-dr-silvia-constanca-mudo-dheer-afduub-loogu-heeystay-koofurta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/al-shabab-oo-xoog-looga-soo-furtay-dr-silvia-constanca-mudo-dheer-afduub-loogu-heeystay-koofurta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo xoog looga soo furtay Dr Silvia Constanca mudo dheer Afduub loogu heeystay koofurta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Silvia Constanca Romano, oo ah haweeney samafalka ka shaqeysa, ayaa ku laabatay magaalada Roma, kadib markii laga sii daysay Maleeshiyada Al-Shabaab oo in ka badan sanad iyo bar afduub ugu haysatay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Silvia, oo kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay kasoo qafaalatay deegaanka Chakama ee County-ga Kalifi ee dalka Kenya bishii November ee 2018-kii, ayaa lagu sii daayey howl-gal habeenkii Jimcaha ka dhacay meel 30 KM u jirta magaalada Muqdisho, kaasi oo ay si wajir ah u fuliyeen ciidamada sirdoonka Soomaaliya, talyaaniga iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa Silvia kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ciampino ee magaalada Roma, halkaasi oo ay cago dhigatay diyaaraddii ka qaaday magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa la arkayey ayada oo aad u faraxsan oo dhoola-cadeeneysa islamarkaana hab siineysa hooyadeed iyo walaasheed.<\/p>\n<p>Silvia ayaa waxa ay xirneyd dhar Asturan ilaa ay waalikeed ka raacdo , ayada oo sidoo kalena sidatay maaskaro iyo gacmo gashi looga hortago cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-418753\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143843666-2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143843666-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143843666-2.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-418755\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143717095-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143717095-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143717095-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1589143717095.jpg 540w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Silvia Constanca Romano, oo ah haweeney samafalka ka shaqeysa, ayaa ku laabatay magaalada Roma, kadib markii laga sii daysay Maleeshiyada Al-Shabaab oo in ka badan sanad iyo bar afduub ugu haysatay Soomaaliya. Silvia, oo kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay kasoo qafaalatay deegaanka Chakama ee County-ga Kalifi ee dalka Kenya bishii November ee 2018-kii, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418749,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418748","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418748"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418756,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418748\/revisions\/418756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}