{"id":418735,"date":"2020-05-11T08:58:57","date_gmt":"2020-05-11T05:58:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418735"},"modified":"2020-05-11T08:58:57","modified_gmt":"2020-05-11T05:58:57","slug":"beeraleeyda-degmada-xudur-oo-markale-dalagoodi-ku-baabaay-roobab-daad-wata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beeraleeyda-degmada-xudur-oo-markale-dalagoodi-ku-baabaay-roobab-daad-wata\/","title":{"rendered":"Beeraleeyda Degmada Xudur oo markale dalagoodi ku baaba&#8217;ay roobab daad wata"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba&#8217;ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da&#8217;ay.<\/p>\n<p>Daadadkaan oo marwalba sanadu barwaaqo tahay aafeeya beeraha degmada xuddur gaar ahaan kuwa qudaarta lagu beero waxay ka imaadaan roobabka kuda&#8217;a\u00a0 dhulka taaga ah oo ilaa 50km waqooyi ka xiga magaalada xitaa haduusan gudaha magaalada ku di&#8217;in.<\/p>\n<p>Roobka Gugga oo daadad lasocdeen ayaa siweyn usaameeyey khudaar xilligii jiilaalka labeerey oo bisha ramadaan loogu talagalay in ay soo go&#8217;do iyo geedo waa weyn, waxaba jira dad sanadkii deyrta ee la soo dhaafey khudaartiis daadad latageen oo sanadkaan waxba beeran.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka degmada xuddur Mustaf Aadan ayaan ka wareystay saameynta daadaka iyo qorshaha ka maamul ahaan uga degsan.<\/p>\n<p>Waxa jira togag waa weyn oo biyo keena magaalada Xuddur xilliga uu roob ku da&#8217;o meelo ka baxsan magaalada hase ahaatee ma muuqato qorshe biyo xireen loogu sameeyo daadadkaan soo noqnoqday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba&#8217;ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da&#8217;ay. Daadadkaan oo marwalba sanadu barwaaqo tahay aafeeya beeraha degmada xuddur gaar ahaan kuwa qudaarta lagu beero waxay ka imaadaan roobabka kuda&#8217;a\u00a0 dhulka taaga ah oo ilaa 50km waqooyi ka xiga magaalada xitaa haduusan gudaha magaalada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418737,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418735","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418738,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418735\/revisions\/418738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}