{"id":418727,"date":"2020-05-10T17:52:13","date_gmt":"2020-05-10T14:52:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418727"},"modified":"2020-05-10T17:52:13","modified_gmt":"2020-05-10T14:52:13","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-baaqday-inay-dowrkooda-ka-qaataan-xakameynta-faafitaanka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-baaqday-inay-dowrkooda-ka-qaataan-xakameynta-faafitaanka-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasiirka caafimaadka oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday Inay Dowrkooda ka qaataan xakameynta faafitaanka COVID-19"},"content":{"rendered":"<div>\n<table id=\"m_-8619811660489299396gmail-m_-8497360005978179959\" class=\"munged\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"left\" bgcolor=\"#FFFFFF\">\n<tbody>\n<tr>\n<td id=\"m_-8619811660489299396gmail-m_-8497360005978179959\" align=\"left\"><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/div>\n<div dir=\"ltr\" data-smartmail=\"gmail_signature\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<table id=\"m_-8619811660489299396gmail-m_-8497360005978179959\" class=\"munged\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"left\" bgcolor=\"#FFFFFF\">\n<tbody>\n<tr>\n<td id=\"m_-8619811660489299396gmail-m_-8497360005978179959\" align=\"left\">\n<div dir=\"ltr\">\n<p align=\"left\"><strong>Muqdisho; (SONNA)-<\/strong>Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay <strong>57<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah,\u00a0<strong>3<\/strong>\u00a0bukaan ay geeriyoodeen\u00a0<strong>8<\/strong>\u00a0ruux oo kalana ay ka bogsoodeen.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir\u00a0<strong>23<\/strong>\u00a0Somaliland\u00a0<strong>17<\/strong>\u00a0iyo Puntiland\u00a0<strong>17<\/strong>.<\/p>\n<p align=\"left\">Bukaannda cusub\u00a0<strong>41<\/strong>\u00a0kamid waa rag\u00a0<strong>16<\/strong>-ka kalana waa haween. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay\u00a0<strong>1,054<\/strong>\u00a0xaaladood,\u00a0<strong>51<\/strong>\u00a0<wbr \/>bukaan ayaa u geeriyooday cudurka, waxaana bogsootay\u00a0<strong>118<\/strong>\u00a0ruux.<\/p>\n<p align=\"left\">Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa ku baaqday in dhammaan shacabka Soomaaliyeed ay qaataan talooyinka caafimaad ayna dhaqan geliyaan tillaabooyinka lagu xakameynayo COVID-19, si guul looga gaaro dadaallada sare loogu qaadayo bed-qabka bulshada.<\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda Soomaaliya oo xoogga saareysa xakameynta faafintaanka cudurka COVID-19, ayaa sameysay qorshayaal muhiim u ah sare u qaadidda bed-qabka bulshada iyo yareynta saameynta cudurkaani bulshada ku yeelan karo.<\/p>\n<\/div>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho; (SONNA)-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah,\u00a03\u00a0bukaan ay geeriyoodeen\u00a08\u00a0ruux oo kalana ay ka bogsoodeen. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in xaaladaha cusub laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416655,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418727","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418728,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418727\/revisions\/418728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}