{"id":418689,"date":"2020-05-09T16:29:47","date_gmt":"2020-05-09T13:29:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418689"},"modified":"2020-05-09T16:30:03","modified_gmt":"2020-05-09T13:30:03","slug":"in-ka-badan-90-tuulo-oo-ku-baabaay-fatahaad-ka-dhacday-degmada-luuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-90-tuulo-oo-ku-baabaay-fatahaad-ka-dhacday-degmada-luuq\/","title":{"rendered":"In ka badan 90 Tuulo oo ku baaba\u2019ay fatahaad ka dhacday Degmada Luuq"},"content":{"rendered":"<p>Luuq-(SONNA)-Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo \u00a0Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga hareerahiisa ay baabi\u2019isay fatahaad halkaasi ka dhacday dhowaan.<\/p>\n<p>Mudane; Towfiiq\u00a0 oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale sheegay in ay Biyuhu la tageen 29 Matoor iyo dhammaan dalagyadii ku yiillay Webiga hareerahiisa.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in ay ka cabsi qabaan Ayax mar kale ka dillaaca nawaaxiga Luuq iyo cudurrada ka dhasha xilli Roobaadyada, haatanna ay fara ba\u2019an ku hayaan Cayayaannada waxyeelleeya Dadka, Daaqa iyo Dalagga, isagoo walaac xooggan ka muujiyay in halkaasi ay ka dillaacdo macaluul, maaddaama ay Duullimaadyadu xiran yihiin, Dhulkana ay ka da\u2019een Roobab gooyay Waddooyinka.<\/p>\n<p>Ibraahim Towfiiq ayaa Dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019adaha samafalka ugu baaqay in Dadka ku dhaqan Degmada Luuq ay lasoo gaarto gargaar Bini\u2019aadamnimo, maaddaama ay dalagyadoodii iyo xoolihii ay dhaqanayeenba ay intooda badan ku waayeen fatahaaddii ka dhalatay Webiga Jubba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Luuq-(SONNA)-Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo \u00a0Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga hareerahiisa ay baabi\u2019isay fatahaad halkaasi ka dhacday dhowaan. Mudane; Towfiiq\u00a0 oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale sheegay in ay Biyuhu la tageen 29 Matoor iyo dhammaan dalagyadii ku yiillay Webiga hareerahiisa. Wuxuu sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418690,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418691,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418689\/revisions\/418691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}