{"id":418640,"date":"2020-05-07T19:32:32","date_gmt":"2020-05-07T16:32:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418640"},"modified":"2020-05-07T19:32:32","modified_gmt":"2020-05-07T16:32:32","slug":"dowladda-oo-ballaarineysa-hannaaka-bulshada-looga-baarayo-xanuunka-covid-19-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-ballaarineysa-hannaaka-bulshada-looga-baarayo-xanuunka-covid-19-sawirro\/","title":{"rendered":"Dowladda Oo Ballaarineysa Hannaaka Bulshada Looga Baarayo Xanuunka COVID-19 \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay <strong>55<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixita ku sheegtay in\u00a0<strong>5<\/strong>\u00a0bukaan ay u geeriyoodeen xaruunka\u00a0<strong>19<\/strong>\u00a0ruux oo kalana ay ka bogsoodeen.<\/p>\n<p>Xaaladaha cusub ayaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (<strong>41<\/strong>) Puntiland, (<strong>13<\/strong>) iyo Hirshabeelle (<strong>hal<\/strong>) ruux.\u00a0<strong>37<\/strong>\u00a0kamid ah bukaannada cusub ayaa la xaqiijiyay inay rag yihiin\u00a0<strong>18<\/strong>\u00a0ayaa haween ah.<\/p>\n<p>Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay\u00a0<strong>928\u00a0<\/strong>guud ahaan\u00a0<strong>44<\/strong>\u00a0bukaan ayaa u geeriyooday cudurka, waxaana ka bogsatay\u00a0<strong>106<\/strong>\u00a0qof.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka ayaa xaqiijisay in COVID-19 uusan xuduud laheyn, qof kasta, da\u2019 kasta, lab iyo dhadig uu si isku mid ugu dhici karo, waxayna ku baaqday in qof kasta uu mas\u2019uuliyad dheeraad ah iska saaro hannaanka xakameynta faafitaanka Feyruska Karoona.<\/p>\n<p>Dowladda oo xoogga saareysa in la ballaariyo hannaanka bulshada looga baarayo cudurka ayaa maanta daah furtay hab cusub oo Mobile-ka lagu degsanayo kaas oo sahlaya in dadka isaga shakiya COVID-19 ay si dhaqsa ah ku helaan talo iyo gurmad caafimaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418641\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-1-1.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-1-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-1-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418642\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-2.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/unnamed-2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixita ku sheegtay in\u00a05\u00a0bukaan ay u geeriyoodeen xaruunka\u00a019\u00a0ruux oo kalana ay ka bogsoodeen. Xaaladaha cusub ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418643,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418640\/revisions\/418643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}