{"id":418620,"date":"2020-05-07T16:58:36","date_gmt":"2020-05-07T13:58:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418620"},"modified":"2020-05-07T16:58:36","modified_gmt":"2020-05-07T13:58:36","slug":"ciidanka-booliska-oo-toos-ah-ula-wareegay-saldhigii-hore-cusboole-ee-deyniile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-booliska-oo-toos-ah-ula-wareegay-saldhigii-hore-cusboole-ee-deyniile\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliska  oo toos ah ula wareegay Saldhigii hore Cusboole ee Deyniile"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ay wehliyeen taliyaha qeybta Booliiska ee Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Maxamed iyo taliyaha qeybta galbeed ee Booliiska Gshaanle \u00a0Dhexe Yuusuf Xundubeey ayaa maanta kormeeray Xarumaha Booliiska ee Degmada Deyniile iyagoo si gaar ah Ciidanka Booliis ay uga howlgeliyeen saldhiga Deyniile oo loo yaqaano Cusboole kaa soo uu maamulijiray maamulka degmadaasi.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ayaa warbixin ka dhageystay gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Abuukar Jacfar, iyagoo intaasi kaddib si gaar ah u kormeeray qeybaha uu ka koobanyahay dhismaha saldhigga cusboole, waxaana taliska Booliiska Gobolka Banaadir uu halkaasi geeyay ciidamo Booliis ah oo si rasmi ah uga howlgalaya saldhiggaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Deyniile Maxamed Abuukar Jacfar ayaa dhinaciisa sheegay in saldhiggani uu soo shaqeynayay muddo dheer isagoo soo dhaweeyay in ciidamada boolisku ay dib\u00a0 ula wareegaan saldhiggaasi.<\/p>\n<p>\u201cSaldhigaan waxa soo soo shaqeynay muddo dheer waxaana soo dhaweynayaa in Ciidamada Booliska ay la wareegaan waana bogaadineynaa\u2019Sidaas waxaa yiri Guddoomiye Jacfar.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka\u00a0 Suleymaan Maxamed Maxamuud oo warbaahinta Qaranka kula hadlay gudaha saldhiggaasi ayaa sheegay in laga bilaabo maanta ay xabsigaasi la wareegeen kana howlgeli doonaan Ciidamada Booliiska, wuxuuna intaasi ku daray in la baaridoono tacaddiyadii la sheegay in ay halkaasi ka dhaceen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan guud ahaan shacabka aan Sheegno halkaan ma ahan meel qof iska maamusha waaa saldhiigu hore ee Degmada Deyniile mana ahan xabsi gaar loo maamulo sidoo kale eedeymaha loo jeediyay Maamulka Degmada baaritaan ayaa ku socdo natiijadane waa soo bixi doontaa\u201dayuu ku daray hadalkiisa Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka\u00a0 Suleymaan Maxamed Maxamuud.<\/p>\n<p>Sidoo kale xeer illaaliyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa Maamullada Degmooyinka uga digay isticmaalka awood xad ka baxsan mas\u2019uuliyaddooda .<\/p>\n<p>\u201cSidoo kale waxaan Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir iga digeynaa inay bulshada u isticmaalaan adoow ka baxsan masuuliyadda ay bulshada u hayaan si loo illaaliyo kala dambeynta iyo nidaamka sharciga ah ee u yaalla dalka\u201dXeer illaaliyaha Guud ee Qaran.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa warbaahinta uga digay iyo sidoo kale dada isticmaalo social mediayaha inay ku ixtiraamaadan hay\u2019addaha ku shaqada leh garsoorka sidoo kale lala xisaabtami doono cidii jabisa sharciga dalka .<\/p>\n<p>Tallaabadan ay ciidamada booliisku maanta kula wareegeen saldhigga cusboole ayaa imaaneysa iyadoo maalmihii la dhaafay ay soo ifbaxayeen warar sheegaya in halkaasi ay ka dhaceen falal yaryar oo \u00a0ka dhan ah bani\u2019aaddanimada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418621\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9428.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9428.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9428-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9428-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9428-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418622\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9444.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9444.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9444-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9444-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9444-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418623\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9452.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9452.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9452-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9452-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9452-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418624\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9470.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9470.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9470-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9470-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9470-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418625\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9476.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9476.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9476-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9476-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9476-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418626\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9499.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9499.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9499-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9499-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9499-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418627\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9504.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9504.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9504-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9504-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9504-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418629\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9541.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9541.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9541-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9541-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9541-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-418630\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9547.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9547.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9547-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9547-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_9547-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ay wehliyeen taliyaha qeybta Booliiska ee Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Maxamed iyo taliyaha qeybta galbeed ee Booliiska Gshaanle \u00a0Dhexe Yuusuf Xundubeey ayaa maanta kormeeray Xarumaha Booliiska ee Degmada Deyniile iyagoo si gaar ah Ciidanka Booliis ay uga howlgeliyeen saldhiga Deyniile oo loo yaqaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418624,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418620","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418631,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418620\/revisions\/418631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}