{"id":418606,"date":"2020-05-07T15:35:12","date_gmt":"2020-05-07T12:35:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418606"},"modified":"2020-05-07T15:38:35","modified_gmt":"2020-05-07T12:38:35","slug":"ciidanka-xoogga-oo-dilay-maleeshiyaad-ka-tirsan-al-shabaab-hubna-ka-furtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-dilay-maleeshiyaad-ka-tirsan-al-shabaab-hubna-ka-furtay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab hubna ka furtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Degmada owdgeegle ee Gobolka shabeelaha hoose\u00a0 fariisimo ay ku leeyihin ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa soo weeraray maleshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabab\u00a0 ciidanka oo ka feejignaa dhagartooda ayaa gaarsiiyay jab xoogaan.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed \u00a0ayaa halkaasi argagixisada al-shabaab uga dilay 9 maleeshiyaad ah Sidoo kale waxa ay ka furteen Maleeshiyadii weerarka soo qaaday hubkii ay wateen sida waxaa warbaahinta Qaranbka u sheegay taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed S\/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa intaasi kudaray inay jiraan qasaare xoogan oo argagixisada la gaarsiiyay balse ay dib kasoo sheegidoonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Degmada owdgeegle ee Gobolka shabeelaha hoose\u00a0 fariisimo ay ku leeyihin ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa soo weeraray maleshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabab\u00a0 ciidanka oo ka feejignaa dhagartooda ayaa gaarsiiyay jab xoogaan. Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed \u00a0ayaa halkaasi argagixisada al-shabaab uga dilay 9 maleeshiyaad ah Sidoo kale waxa ay ka furteen Maleeshiyadii weerarka soo qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404354,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418613,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418606\/revisions\/418613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}