{"id":418602,"date":"2020-05-07T12:44:19","date_gmt":"2020-05-07T09:44:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418602"},"modified":"2020-05-07T12:57:01","modified_gmt":"2020-05-07T09:57:01","slug":"madaxweyne-waare-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wasiirka-hub-ka-dhigista-ee-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-waare-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wasiirka-hub-ka-dhigista-ee-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Waare oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiirka Hub ka dhigista ee Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr\u00a0 Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray maamulka golayaasha iyo \u00a0\u00a0qoyskii \u00a0uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiirka\u00a0 Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle Marxuum Axmed Cumar Gaabow.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowladda, iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>\u201cInnaa Lillaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun Aad baan ugu naxay marka aan maqlay geerida Wasiir Xildhibaan Sh Libbi waxa uu ahaa shaqsi karti iyo Wadaniyd ku sifoobay wax badan ka soo maray dhismaha Dowladda Hirshabelle. ayuu yiri Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Marxuumka oo\u00a0 sidoo kale ahaa mudane ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa Saakay Ku geeriyooday Magaalada Caasimada ah ee Jowhar oo uu maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr\u00a0 Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray maamulka golayaasha iyo \u00a0\u00a0qoyskii \u00a0uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiirka\u00a0 Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle Marxuum Axmed Cumar Gaabow. Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowladda, iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":418605,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418602","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418604,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418602\/revisions\/418604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}