{"id":418590,"date":"2020-05-06T19:45:06","date_gmt":"2020-05-06T16:45:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418590"},"modified":"2020-05-06T19:45:06","modified_gmt":"2020-05-06T16:45:06","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-ka-war-bixisay-xaaladda-covid-19-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-ka-war-bixisay-xaaladda-covid-19-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka Oo Ka War Bixisay Xaaladda COVID-19 Ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\"><strong>Muqdisho (SONNA); Arbaco, May 06, 2020 <\/strong>&#8212;-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay\u00a0<strong>38<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah.\u00a0<strong>12<\/strong>\u00a0qofood ayaa ka bogsootay cudurka hal ruux ayaana u geeriyooday.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka\u00a0<strong>Banaadir<\/strong>\u00a0(35) iyo\u00a0<strong>Somaliland,<\/strong>\u00a0(3).\u00a0<strong>30<\/strong>\u00a0kamid ah bukaannada la xaqiijiyay waa rag\u00a0<strong>8-<\/strong>nna waa haween.<\/p>\n<p align=\"left\">Tirada xaaladaha COVID-19 ee xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan gelisay ayaa gaartay\u00a0<strong>873<\/strong>\u00a0waxaa bogsootay\u00a0<strong>87<\/strong>\u00a0Ruux.\u00a0<strong>39<\/strong>\u00a0ruux oo kale ayaa u geeriyooday.<\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda oo dadaal xoogan ugu jirta xakameynta faafitaanka Feyruska Karoona ayaa ku howlan sare u qaadidda awoodda dowlad gobaleedyada ee la tacaalidda cudurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA); Arbaco, May 06, 2020 &#8212;-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay\u00a038\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah.\u00a012\u00a0qofood ayaa ka bogsootay cudurka hal ruux ayaana u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418591,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418590","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418592,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418590\/revisions\/418592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}