{"id":418585,"date":"2020-05-06T16:20:14","date_gmt":"2020-05-06T13:20:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=418585"},"modified":"2020-05-06T16:25:40","modified_gmt":"2020-05-06T13:25:40","slug":"galmudug-oo-tababar-u-soo-xirtay-shaqaale-loogu-talagalay-la-dagaalanka-ayaxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-tababar-u-soo-xirtay-shaqaale-loogu-talagalay-la-dagaalanka-ayaxa\/","title":{"rendered":"Galmudug oo Tababar u soo xirtay Shaqaale loogu talagalay la dagaalanka Ayaxa"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho:(SONNA)-Wasaarada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Galmudug oo kaashanaysa Wasaarada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaga dowladda dhexe ayaa Tababar u soo xirtay Kooxo loogu talagalay la dagaalanka Ayaxa oo Dhowaan yimid Deegaano ka tirsan Galmudug haddana dhibaato ku haya Dalagyada Beeraha iyo Daaqsinka, waxaana sidoo kale Wasaaradu soo bandhigtay qalabkii lagula dagaalami lahaa Ayaxa.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Agaasimaha guud ee wasaarada beeraha iyo xanaanada Xoolaha Galmudug Dr. Saleebaan Maxamed Saalax oo ka waramay Howshaan wasaaradu qabanayso ayaa xusay in Kooxahaan loo soo xiray Tababarka loo kala diri doono deegaanada Ayaxu ku habsaday.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Dhinaca kale Agaasimaha Wasaarada Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Nuur Yuusuf Nuur ayaa dhankiisa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay la dagaalanka Ayaxa iyo sidii lagu heli lahaa agabyada lagula dagaalamayo.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ayaxa ayaa Sanadkii hore waxa uu halakeeyey dalagyo fara badan \u00a0iyo Dhul daaqsimeed aad u baaxad wayn wuxuuna Saamayn ku yeeshay deegaano badan oo Dalka ka tirsan.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaarada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Galmudug oo kaashanaysa Wasaarada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaga dowladda dhexe ayaa Tababar u soo xirtay Kooxo loogu talagalay la dagaalanka Ayaxa oo Dhowaan yimid Deegaano ka tirsan Galmudug haddana dhibaato ku haya Dalagyada Beeraha iyo Daaqsinka, waxaana sidoo kale Wasaaradu soo bandhigtay qalabkii lagula dagaalami lahaa Ayaxa. Agaasimaha guud ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":418588,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-418585","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=418585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":418587,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/418585\/revisions\/418587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/418588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=418585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=418585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=418585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}